Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Markab sida Tahriibayaal la badbaadiyay oo loo diiday inuu ku xirto Deked ku Taalla….

Lampeduse (PP) ─ Xukuumada Taliyaaniga ayaa u diiday markab u kireysan hay’adda dhakhaatiirta aan xudduudda lahayn ee MSF oo siday… Sii akhri

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Raila Odinga: Haddii la i doorto waan bedeli doonaa Aragtida Kenya ay ka qabto Somaliland

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Musharraxa Madaxweyne ee Mucaaradka Kenya Raila Omolo Odinga ayaa sheegay in haddii loo doorto Madaxweynaha Waddanka Kenya… Sii akhri

Taliska Ciidamada AMISOM oo wada Qorshe cusub oo uu kula Wareegayo Deegaanka Leego

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Hawl-galka AMISOM ayaa wada Qorshe uu ku doonayo in uu dib ugu Qabsado deegaanka Leego ee gobolka… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari oo Hambalyo u diray Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Hambalyo u diray Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Meel Mariyay Miisaaniyada Dowlada

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa kulankooda Goordhow ku… Sii akhri

Masuuliyiinta Bangiga Amal oo kulamo la qaatay Bulshada gobolka Sanaag

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Maamulka Bangiga Amal ee Gobolka Bari iyo Sanaag bari oo safar shaqo ku tegey Gobolka Sanaag ayaa kulamo la qaatay… Sii akhri

Baashe Maxamed Faarax oo loo doortay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Somaliland

Posted on August 6, 2017August 6, 2017 by Liban Yusuf

Xildhibaannada Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta oo Axad ah Baashe Maxamed Faarax u doortay guddoomiyaha cusub ee golahaas, kadib markii uu… Sii akhri

Xildhibaanno Dacwad ka Gudbiyay Wasiirka Amniga iyo Taliyeyaasha Hay’adaha Ammaanka

Posted on August 6, 2017 by PP-Muqdisho

MUQDISHO (PP) ─ Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay dacwo ka gudbiyay Wasiirka Amniga Xukuumada iyo taliyeyaasha hay’adaha ammaanka Dowladda… Sii akhri

Kooxda Al-shabaab oo toogatay Askari Keenyaan ah oo ay sanad ka hor Qafaasheen

Posted on August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa toogatay mid ka mid ah askartii ciidamada Kenya ee lagu qabtay Weerarkii ay sanad… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Cuno-qabateyn cusub ku Rogtay Kuuriyada Woqooyi

Posted on August 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay in cuno qabatayno cusub la saaro Kuuriyada Woqooyi taas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close