Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhakhtarkii Caanka ahaa ee Neerfaha Dr Maxamed Jaamac oo geeriyooday

Waxaa dalka Talyaaniga ku geeriyooday Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhakhtar caan ka ah dalka Soomaaliya Islamarkaana loogu taji jirey… Sii akhri

Posted on August 8, 2017 by Dhiirane

Ciidan isku dhaf ah oo ka shaqeynaya Amaanka Gaalkacyo oo tababar loo xirey

Posted on August 8, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenada Dowladaha Punlland iyo Galmudug,Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya,kan Puntland iyo Xubno ka socday Saraakiisha Beesha Caalamka ayaa Maanta tobobar… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan qado Sharaf ah la qaatay Ganacsato Soomaaliyeed

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 08 August 2017 kulan Qado sharaf ah u sameeyey ganacsato… Sii akhri

Cod-bixintii Doorashada Madaxnimo ee Kenya oo soo xirantay iyo Natiijada oo la sugayo

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Waxaa goor-dhaw lasoo soo xirmay goobihii codbixinta ee doorashada madaxnimo ee Kenya, iyadoo la sugayo natiijada kasoo… Sii akhri

Garoowe oo maanta lagu dhaariyey qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by dalsan

Waxaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe maanta 08 August 2017 lagu dhaariyey todoba Wasiir oo isugu jirey Wasiir, Wasiirru Dawleyaal iyo Wasiir… Sii akhri

DAAWO: Haweeney 100 sano ka badan oo ka mid ah dadka codadkooda ka dhiibanaya Kenya

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Haweeney da’deeda lagu sheegay 102 sano ayaa ka mid ah dadka maanta codadkooda ka dhiibanaya doorashada madaxnimo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo la sheegay inaysan maamulin furaha Taleefoonka ee +252

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya, Cabdi Canshuur Xasan ayaa sheegay markii ugu horreysay in furaha +252 ee… Sii akhri

Doorashada Madaxweynaha Kenya oo Goordhow Bilaabatay

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by Cowke

Goobaha codbixinta ee doorashada guud ee waddanka Kenya ayaa la furay, waxaana doorashadan si dhow loo gala socdaa guud ahaan… Sii akhri

Garowe: Goobaha ganacsi qaarkood oo xiran iyo ganacsato la xir xiray

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by News Office

Waxaa saaka Xiran goobo badan oo ganacsi magaalada Garowe , suuqa Inji oo ah suuqu ugu weyn magaalada waxaa jooga… Sii akhri

Ninkii dilay gudoomiyihii ku xigeenkii gobolka Bari oo la qabtay

Posted on August 8, 2017August 8, 2017 by News Office

Ciidamada Booliiska gobolka Bari ayaa xalay gacanta kusoo dhigay Ninkii dilay gudoomiyihii hore ee gobolka Khadar Ismaaciil Cabdulle oo xalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close