Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xujeyda oo taagan Buurta Carafo iyo Muslimiinta kale oo Sooman

PP-(Makkah Al-Mukarama) Maanta oo ku beegan 9-ka Bisha Muslimka ee Dul Xaj Soomaalidana ay u taqaano Carafo ayaa waxaa Muslimiinta… Sii akhri

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaare Kheyre oo faah-faahiyay kulankii dhexmaray isaga iyo Abuu Mansuur

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo xalay Muqdisho kaga qeybgalay isaga iy golihiisa wasiirada… Sii akhri

Ilmomadaxa ka xanuunsan oo u baahan caawin

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by News Office

Maamo Asli Sakariye waxay Garowe ku haysa ilmo yar oo ay ayeeyo utahay madaxa ayuu ka xanuusan yahay siday sheegeen… Sii akhri

Taliyaha NISA oo ka hadlay Sarkaal ONLF ah oo lagu wareejiyay Itoobiya

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Nabadsugida Qaranka Soomaaliya Cabdulaahi Sanba loolshe ayaa wax laga weeydiiyay warar soo baxaya oo sheegaya in sarkaal ka… Sii akhri

Xiliga ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle oo la shaaciyay

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by Cowke

Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Dowladd goboleedka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay maalinta ay dhacayso doorashada madaxweynaha Maamulkaas. Guddiga ayaa sidoo… Sii akhri

Puntland :-Socdaalkii dimuqraadiyeynta iyo baahinta nidaamka asxaabta badan.

Posted on August 30, 2017August 30, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Dastuurka Arimaha Faderaalka iyo Dimuqraadiyaynta Puntland ayaa kulamo bulshada loogu xog waramayo nidaamka xisbiyadda badan ku qabatay degmooyinka Dongoroyo,… Sii akhri

Jabhadda ONLF oo ka hadashay sarkaal ka tirsanaa oo DFS ay ku wareejisay Itoobiya

Posted on August 30, 2017August 30, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Jabhada ONLF ee ka dagaalanta dalka Itoobiya, ayaa soo saartay warbixin ay ugaga hadlayaan ku wareejinta dowlada… Sii akhri

Arsenal iyo Liverpool oo diiday inay lacago badan ku iibiyaan Sanchez & Mamadou Sakho

Posted on August 30, 2017August 30, 2017 by PP-Muqdisho

London (PP) ─ Kooxaha Arsenal iyo Liverpool oo kawada dhisan Britain ayaa diiday inay lacago u dhexeeya 25 illaa 50… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo tababar u furay ciidan

Posted on August 30, 2017 by News Office

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Baydhabo wuxuu tababar uga furay ciidamo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo Xiray Shirweynihii looga hadlayay Arrimaha Qaxootiga

Posted on August 30, 2017August 30, 2017 by Cabdiqani Boos

Muqdisho-[Puntland Post] Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirweyne looga hadlayay Xal-u-helidda Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka dib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close