Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay go’aanka Maraykanka ee Qudus.

Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay go’aanka madaxweyne Donald Trump uu magaalada barakaysan Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Qoraal ka… Sii akhri

Posted on December 8, 2017 by News Office

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Abaal marinta sanadka 2017

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by Liban Yusuf

Xidiga kooxda Real Madrid iyo Xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa markii Shanaad Caawa ku guuleystay abaal marinta xidiga ugu wanaagsan… Sii akhri

Shirweynaha La-dagaallanka Musuq maasuqa heer qaran oo Garoowe ku soo xirmay.

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by News Office

Waxaa Galabta magaalada Garoowe lagu soo xiray Shirweynaha La-dagaallanka Musuq Maasuqa ee heer qaran oo ay soo qaban qaabisay hay’adda… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Amniga iyo arrimo kale

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by Liban Yusuf

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan… Sii akhri

Shir lagu gorfaynayey siyaasado dhaxal-gal u ah shaqaalaha Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on December 7, 2017 by Jama Farah

Shir looga hadlayey siyaasadda Tababarka iyo Hagidda shaqaalaha cusub ee khibradda u baahan Coaching and Mentoring ayaa waxaa lagu qabtay… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo war cusub ka soo saaray Soomaaliya.

Posted on December 7, 2017 by News Office

Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyey Shirkii ugu dambeeyey madaxda Soomaalida iyo Beesha Caalamku ay Muqdisho ku yeesheen 4/5… Sii akhri

Madaxweyne Gaas:- “Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna wuxuu Dib usoo Celinayaa sharaftii, Karaamadii iyo Dawladdnimadii Soomaaliyeed”

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  Xalay 07 December 2017 Magaalada Muqdisho kaga qayb galay xafladda saxiixa… Sii akhri

Fanaanadii Ugu horeysay oo heesaa ka Noqota Soomaaliya oo Geeriyootay

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by Cowke

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ku geeriyootay Fanaanadii ugu horeysay ee Soomaaliyeed ee noqota heesaa. Shamis ismaaciil abuukar… Sii akhri

Duqeyn Diyaaradeed oo Ka Dhacday Gobolka Shabeelaha Hoose

Posted on December 7, 2017 by Cowke

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in diyaarado dagaal ay duqeeyeen deegaan ay maamulaan Al-shabaab. Diyaaradaha ayaa… Sii akhri

Trump oo Qudus u aqoonsaday Caasimadda Israa’iil iyo Caalamka oo ka falceliyey.

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by News Office

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump oo hadal ka jeediyey Aqalka Cad ayaa ku dhawaaaqay in uu magaalada Qudus u aqoonsaday caasimadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close