Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland oo Cisbitaal Digfeer ku booqday Ciidanka dhaawac soo gaadhey

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 December 2017 cisbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku booqday… Sii akhri

Posted on December 6, 2017December 7, 2017 by dalsan

AKHRISO: Qodobbada Heshisikii ay Ahlusunna iyo Galmudug ku kala Saxiixdeen Muqdisho

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Ahlusunna iyo maamulka Galmudug ayaa maanta ku kala saxiixday Muqdisho heshiis ka kooban 14-qodob, kaasoo uu… Sii akhri

FARMAAJO: Heshiisyada aan la galnay Qatar iyo Mareykanka Waxay xoojinayaan xiriirka…

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka… Sii akhri

Daawo: Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garoowe ka daah-furay Shirweynaha Maamul Wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq Maasuqa

Posted on December 6, 2017 by News Office

Shirweynaha Maamul Wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq Maasuqa oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq Maasuqa… Sii akhri

Akhriso:- Isimada Puntland oo xaliyey murankii Dekada Bosaso

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Isimada Puntland oo maanta kulan ku qabtay Magaalada Boosaaso ayaa ganacsatada iyo dawlada dhex dhigay heshiis, ka dib… Sii akhri

Qoysaska ku guryo beelay dab xalay ka kacay Garowe oo loo gurmaday

Posted on December 6, 2017 by Dhiirane

Maamulka Dowladda hoose ee Garowe ayaa maanta gaarsiiyay gurmad isugu jira raashin iyo dhar qoysaska guryahoodu ku basbeeleen xalay dab… Sii akhri

Heshiiskii Gal-Mudug iyo Ahlusunno oo Muqdisho lagu Sixiixayo

Posted on December 6, 2017 by Cowke

Xarunta Madaxtooyadda Soomaliya waxaa maanta lagu wadaa in  lagu saxiixo dhameystirka heshiiska ay dhawaan gaareen maamuladda Ahlusuna iyo Galmudug. Munaabasadda… Sii akhri

Isimada Puntland oo goor dhaw ku dhawaaqi doona natiijada kaso baxday wada hadaladii Ganacasatada iyo Dawladda

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Waxaa gabi ahaanba goor dhaw lagu wadaa in laso afmeero wada hadaladii ay garwadeenka ka ahaayen Isimada Puntland… Sii akhri

Taliyihi Saldhigga Dhexe ee Waqooyiga Gaalkacyo oo qarax lagu dilay.

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by News Office

Taliyihi Saldhigga Cusub ee suuqa  waqooyiga Gaalkacyo Cali Ibraahim Cali(Cali Ma’gafe) ayaa ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray,sida ay xaqiijiyeen… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo maalintii 2-aad ka qayb galay Shirka Madaxda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka

Posted on December 5, 2017December 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 05 December 2017 ka qayb galay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close