Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xukuumadda Ciraaq oo ku dhawaaqday in la soo af jaray dagaalkii “Dawladda Islaamka”

Baqdaad (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabadi ayaa shir ka socda magaalada Baqdaad ka sheegay in ciidammada Ciraaq ay… Sii akhri

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by PP-Muqdisho

Madaxweynaha Puntland ” Shirka Amniga Qaranka Soomaaliya Wuxuu kusoo Dhammaaday Guul iyo Maxsuul Wanaagsan”.

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta 09 December 2017 dib ugu soo… Sii akhri

Cilad ku timid Diyaarad sidday Soomaali laga soo Masaafuriyay Mareykanka

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by Cowke

Diyaaradd Sidday ku dhawaad 92-qof ayaa ku laabatay jimcihii dalka Mareykanka kadib markii ay ku timid cilad. War kasoo baxay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo maanta ka qeyb galaya Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by Cowke

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed  Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Muqdisho Casho Sharaf ugu sameeyey Xulka Kubadda Cagta Puntland

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 08 December 2017 casho sharaf ugu sameeyey magaalada Muqdisho xulka… Sii akhri

Banaadir oo guul ku furatay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada

Posted on December 8, 2017December 8, 2017 by Liban Yusuf

Waxaa galabta Garoonka Koonis ee magaalada Muqdisho ka furmay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada Soomaaliya, iyadoo lagu furay xulalka Banaadir… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo walaac ka muujisay go’aanka Maraykanka ee Qudus.

Posted on December 8, 2017 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay go’aanka madaxweyne Donald Trump uu magaalada barakaysan Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Israa’iil. Qoraal ka… Sii akhri

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Abaal marinta sanadka 2017

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by Liban Yusuf

Xidiga kooxda Real Madrid iyo Xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa markii Shanaad Caawa ku guuleystay abaal marinta xidiga ugu wanaagsan… Sii akhri

Shirweynaha La-dagaallanka Musuq maasuqa heer qaran oo Garoowe ku soo xirmay.

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by News Office

Waxaa Galabta magaalada Garoowe lagu soo xiray Shirweynaha La-dagaallanka Musuq Maasuqa ee heer qaran oo ay soo qaban qaabisay hay’adda… Sii akhri

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Amniga iyo arrimo kale

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by Liban Yusuf

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close