Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Machadka HERITAGE oo kasoo saaray Warbixin Qoxootiga ku jira dhadhaab

Muqdisho (PP) ─ Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda ay ku sugan yihiin Qoxootiga Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Posted on December 10, 2017December 10, 2017 by PP-Muqdisho

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 2,078 qof oo rayid ah ay sanadkan ku dhinteen Soomaaliya

Posted on December 10, 2017December 10, 2017 by Liban Yusuf

Warbixin ay maanta soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Colaadda hubaysan ee Soomaaliya ay weli khasaare culus u… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay, Kadib shirkii Sharmal Sheekh

Posted on December 10, 2017December 10, 2017 by Cowke

Maxamed C/llaahi farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyowafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib… Sii akhri

Daawo: Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuq maasuqa oo Maanta Garoowe laga xusay.

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by News Office

Munaasabad ballaaran oo lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee la-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga… Sii akhri

Tababar ku saabsan joojinta gudniinka gabdhaha oo Garoowe laga daah-furay.

Posted on December 9, 2017December 13, 2017 by News Office

Ololaha warbaahinta caalamiga ah ee lagu joojinayo gudniinka gabdhaha (FGM) ee wargeyska Biritishka(The Guardian) ayaa ayaa markii ugu horeysay Wasaaradda… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Puntland kusoo laabtay kana warbixiyey Shirkii Amniga Qaranka ee Muqdisho.

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane. cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) oo Galabta dib ugu soo laabtay Puntland,gaar ahaanna magaalada caasimadda ah ee Garoowe ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq u jeediyay Madaxda Afrika

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galaya madasha ganacsiga Afrika 2017 ee Magaalada Sharma- Sheekh ayaa… Sii akhri

Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Badda Puntland Oo Tababar Loo soo xiray

Posted on December 9, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post]-Magaaladda Bosaso waxaa  lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo  Tababar loogu soo xiray in ka badan 300 askari oo ka… Sii akhri

Go’aanadii Isimada Puntland oo ka dhaqan galay Dekadda Bososo

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by Liban Yusuf

Waxaa saaka si rasmi ah Dekadda magaalada Boosaaso uga dhaqan galay go’aanadii ay Isimada Puntland ka soo saareen murankii u… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre “Xukuumadaydu wax Dulqaad ah uma yeelan doonto Musuqmaasuqa”

Posted on December 9, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey maalinta caalamiga ah ee ku astaysan la dagaalanka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close