PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Video article Daawo: Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Garoowe soo gaartay.

Share

Wasiirka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Marwo. Fowsiyo Abiikar Nuur iyo wefdi ay hoggaaminayso ayaa Galabta soo gaaray magaaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Marwo. fowsiya iyo wefdigeeda,ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko ku soo dhoweeyay wasiirka Caafimaadka Puntland,Agaasimaha guud ee wasaaradda Caafimaadka iyo mas’uuliyiin kale.

Halkaan ka daawo ujeedka safarka Wasiirka.

PUNTLAND POST

Leave a Reply