Dowladda Soomaaliya oo amartay in ay is-diiwaan-geliyaan Masaajidda iyo Xarumaha kale ee Diinta.
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka SONNA,ayaa lagu amray dhammaan xarumaha…