Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in baaris ay ku hayaan siyaasiyiin & Masuuliyiin

Muqdisho (PP) ─ Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Dahir oo wariyeyaasha la hadlay ayaa sheegay in dowladdu ay… Sii akhri

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Hay’adaha Amniga iyo Xeer-ilaalinta Qaranka oo ka hadlay Xariggii C/raxmaan C/shakuur

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adaha ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Xeer-ilaalinta Qaranka ayaa si wadajir ah uga hadlay weerarkii xalay lagu… Sii akhri

Farmaajo iyo Khayre oo seefta galka kala baxay

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Farah

Dawladda Soomaaliya oo u muuqata mid uu kusii yaraanaayo dul-qaadka kooxo isku xiran oo siyaasiyiin iyo xildhibaano ah oo doonayey… Sii akhri

Labo Askari oo lagu dilay Magaalada Bosaso

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Kooxo hubaysan ayaa goordhaweyd ku dilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada… Sii akhri

Xildhibaan C/fataax Geeseey oo Sharaxay sidii xalay lagu Qabtay C/raxmaan C/shakuur

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan C/fataax Ibraahim Maxamed Geeseey oo xildhibaannada baarlamaanka Somalia ka mid ah ayaa sheegay in xalay markii… Sii akhri

Xildhibaan Cosoble: Weerarkii xalay dhacay wuxuu khatar ku yahay Dowladnimada iyo xasilonida

Posted on December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ahaa xubnihii u tartamay Xilka Madaxweynaha, ahna Xildhibaan ka tirsan… Sii akhri

Xildhibaan Fiqi “Weerarkii Xalay waxa uu ina tusinayaa fashilka Dowlada”

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Cowke

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo Kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadalay weerarkii xalay lagu qaaday siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur… Sii akhri

Ciidamo badan oo la soo dhoobay Muqdisho iyo wadooyinka oo xiran

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay xiray wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho. Ciidamo aad u farabadan oo ka tirsan… Sii akhri

Ciidamada Dowlada oo weeraray Siyaasiga Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur Warsame

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa xalay weerar ku qaaday hooyga uu Muqdisho ka daganyahay Siyaasiyada Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.… Sii akhri

Ciyaar Xiiso badan oo Banaadir iyo Puntland ku dhexmari doonta Koonis

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by Cowke

Ciyaar Xiiso badan oo u dhaxeeyso Kooxaha Banaadir iyo Puntland oo ah mid Semifanal ah ayaa galabta ka dhici doonto… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close