Sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo isu-soo dhiibay Jubaland.
Sarkaal ka tirsan Al-shabaab ayaa isu-soo dhiibay Ciidamada Amniga Jubaland ee ku sugan degmada Dooloow ee gobolka Gedo,sida ay qortay Wakaaladda Wararka…
Open this website in Safari first.
Sarkaal ka tirsan Al-shabaab ayaa isu-soo dhiibay Ciidamada Amniga Jubaland ee ku sugan degmada Dooloow ee gobolka Gedo,sida ay qortay Wakaaladda Wararka…
Wasaaradda Deegaanka,Duurjoogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland ayaa baaq kasoo saartay ka ganacsiga Xayawaanka Diin Diinka oo maalmihii lasoo dhaafay si wayn loogu…
Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Cabdi Faarax Siciid(Juxa) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay…
Maanta oo ah Khamiis, taariikhdu ay tahay 4-ta January sannadka 2018, oo aan xalay aniga iyo Wasiiru Dowluhu ku daahnay howl uu…
Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia, C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] ayaa sheegay in Raii’sul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre uu xilka…
Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah ciidanka Booliska…
Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wax-qabadkeedii sanadlaha ahaa, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa ka warbixiyay waxyaabihii…
Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdishakuur Warsame oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa qaaddacay dhammaan go’aannadii Maanta ka soo baxay Maxkamadda…
Militeriga Maraykanka ayaa sheegay in laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen duqeyn ay Soomaaliya ka geysteen Salaasadii Shalay. Qoraal…
Wefdi ballaaran oo uu hoggaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane. Cabdi Faarax Siciid(Juxa) ayaa Khamiista…