Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Duqeyn ka dhacday Soomaaliya oo lagu dilay saraakiil sare oo Al-shabaab ka tisan

Dhowr sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab ayaa ku dhintay duqeyn ay diyaaradaha drons-ka ka fuliyeen nawaaxiga magaalo xeebeedda Kismaayo ee… Sii akhri

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by News Office

Jawaari “Xukuumada hala timaado nidaam lagu hago wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland”

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaaanka Soomaaliya Pro Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa ugu baaqay Xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre in… Sii akhri

Soomaalida Itoobiya oo eedeeyn u Jeediyay Oromada iyo Oromada oo ka jawaabtay

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by Cowke

Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku eedeysay ismaamulka Oromiya dhimashada ugu yaraan 60 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen dad maxaabiis… Sii akhri

Ciidamada Somaliland oo weeraray ku qaaday Fanaanka Nimcaan Hilaac

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by Cowke

Wararka Warbaahinta PUNTLAND POST ay ka heleyso Magaalada Boorama ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Somaliland ay weerar ku qaadeen… Sii akhri

Khayre “Dowladda Mareykanku ma aysan joojin Taageerada Dawladda Soomaaliya”

Posted on December 16, 2017December 17, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay hakinta dawladda Mareykanka ee gargaarkii ay siin jirtay… Sii akhri

Qorshe 10 sano lagu hagayo booliska Puntland oo lagu daahfurey Garowe

Posted on December 16, 2017 by Dhiirane

Shir ku saabsan qorshaha tobanka sano soo socda lagu hagi doono ciidanka booliska Puntland ayaa maanta lagu daahfuray magalaada Garowe,waxaana… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Soo Xiraya Kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka

Posted on December 16, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow soo xiraya kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa la xiray… Sii akhri

Ciyaartooyda Jubbaland iyo Gal-Mudug oo Ciyaar Xiiso Badan ku Dhexmari Doonto Koonis

Posted on December 16, 2017 by Cowke

Waxaa galabta abaaro 3:30 Xiliga Muqdisho lagu wadaa in garoonka Koonis Degmada Cabdi Casiis ee Gobolka Banaadir ay ka dhacdo… Sii akhri

Taliye Gorod iyo Madaxweyne Xaaf oo Furay Wadooyin ku Xirmay Dagaaladii Gaalkacyo

Posted on December 16, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Taliyaha Ciidamada Milatariga Dowlada Soomaaliya jenaraal Cabdi Weli Jaamac Gorod Ayaa ku guuleeystay… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in Dhalinyarada laga Wacyi-geliyo Afkaaraha Gurracan

Posted on December 16, 2017December 16, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ugu baaqay culummada Soomaaliyeed inay wacyi-geliyaan dhallinyarada,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close