Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaali fara badan oo lagu laayay Gobolka Oromiya ee Itoobiya iyo xiisad ka dhalatay

Muqdisho (PP) ─ Tiro lagu sheegay 65 qof oo Somalia ah, ayaa lagu dilay deegaano ka tirsan ismaamulka Oromada Waddanka… Sii akhri

Posted on December 16, 2017December 16, 2017 by PP-Muqdisho

Olole nadaafadeed oo ka socda maalintii 5aad Garowe

Posted on December 16, 2017 by Dhiirane

Waxaa maalintii lixaad ka socda magaalada Garowe olole nadaafadeed oo lagu wajahayo uruurinta qashinka iyo hagaajinta bilicda magaalada, waxaana iska… Sii akhri

Kooxda K/Cagta Puntland oo u soo baxday Semi-final-ka Koobka Maamul-goboleedyada

Posted on December 15, 2017December 15, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Kubadda Cagta ee Puntland oo ka qayb-galaysa Koobka Maamul-goboleedyada Somalia ayaa u soo gudubtay semi-finalka koobkan,… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magaalada Istanbuul kula kulmay Amiirka Dalka Qatar

Posted on December 15, 2017December 15, 2017 by PP-Muqdisho

Istanbuul (PP) ─ Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed [Farmaajo], ayaa la kulmay Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim… Sii akhri

Golaha Wasiirada Jubbaland oo meel mariyay sharciga Dhismaha G. Adeegga Garsoorka

Posted on December 15, 2017December 15, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Kulan ay yeesheen Golaha Wasiiradda Jubbaland oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha maamulkaas, Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu meel-mariyay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan cagaheeda ku istaagi karin.

Posted on December 15, 2017 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan cagaheeda ku istaagi karin,haddii aysan helin taageerada Maraykanka ee ku aaddan la-dagaallanka Al-shabaab,sida lagu… Sii akhri

Warbixin: Dowladda Maraykanka oo joojisay kaalmadii ay siin jirtay Ciidanka Xoogga Soomaaliya

Posted on December 14, 2017December 14, 2017 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa joojisay gargaarkii cuntada iyo shidaalka ee ay siin jirtay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya,cabsi laga qabo musuq maasuq,taasoo … Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amiga, Diyaar Garowga 8-da Janaayo Iyo Arrimo Kale.

Posted on December 14, 2017 by dalsan

Aabaha dhalay mid ka mid ah ciyaartooyda Puntland oo difaacay wiilkiisa

Posted on December 14, 2017December 14, 2017 by Dhiirane

Aabaha dhalay mid ka mid ah ciyaartooyda xulka Puntland ayaa cambaareeyay dad uu sheegay inay been abuur ka samaysteen wiilkiisa… Sii akhri

Kulan aan caadi ahayn oo dhexmarey PUNSAA iyo Baarlamanka Puntland

Posted on December 14, 2017 by Dhiirane

Madaxda Hay,adda Ururada aan dowliga ahayn ee PUNSAA iyo Baarlamanka Puntland waxaa maanta dhexmarey kulan ka duwan shirarkii horre, kasoo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close