Al-shabaab oo gubay xeryo ay leeyihiin Booliiska Kenya.
Ururka Al-shabaab ayaa gubay laba xero Booliiska Kenya ay ku lahaayeen degaanka Ijara ee gobolka Waqooyi bari,sida ay soo werisay Idaacadda CapitalFM.…
Open this website in Safari first.
Ururka Al-shabaab ayaa gubay laba xero Booliiska Kenya ay ku lahaayeen degaanka Ijara ee gobolka Waqooyi bari,sida ay soo werisay Idaacadda CapitalFM.…
War ka soo baxay Dowlada Kenya ayaa lagu sheegay in duqeeyn uu fuliyay Mareeykanka uu ku dilay Soomaaliya Muwaadiniin u dhashay wadanka…
Madaxweynihii hore ee dowladii TNG-da Dr Cabdiqaasim Salaad Xasan oo hadda ku sugan Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa ka hadlay…
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan Xasaasi ah ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Xoghayaha Difaaca ee Baarlamaanka Xildhibinaan Sadiiq…
Waxaa heshiis hordhaca laga gaarey dagaal beeleed u dhaxeeyay labo beelood oo walaala oo mudadii u dambeysay ka socday hawdka Gobolka Sool…
Baarlamanka Ethiopia ayaa jimcaha Maanta shaaciyey in la dhisay guddi baaritaan ku sameeya rabshadihii ugu dambeeyay ee dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada…
Johannesburg (PP) ─ Maxkamadda Dastuuriga Koonfur Afrika, ayaa maanta ku amartay baarlamaanka dalkaas inuu billaabo hab raaca xilka looga qaadi lahaa madaxweyne…
Monrovia (PP) ─ George Weah oo ahaa cayaaryahan Afrikaan ah oo caan ka noqday Dunida ayaa loo doortay Madaxweynaha dalka Liberia, kaddib markii ay…
Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Qado-sharaf u sameeyay shalay xulka kubada cagta Jubbaland ee dhawaan ku guulaystay koobka…
Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada…