Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay kaalinta culumada iyo dhallinyarada ee hawlaha dib u heshiisiinta Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku… Sii akhri

Posted on January 18, 2018January 18, 2018 by News Office

Shirweynaha afraad Waxbarashada Puntland oo soo xirmay

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by News Office

Shirweynaha 4aad ee dib u eegista Waxbarashada Puntland oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiinta Waxbarashada heer Federaal iyo heer… Sii akhri

Kulamo looga hadlayey jihaynta qorsheyaasha Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on January 17, 2018 by Jama Farah

Kulamo kala duwan oo soconayey muddo hal 7aad ah loogana hadlayey hagidda ama jihaynta (Strategic Plans) hay’adaha kala duwan ee… Sii akhri

R/W Khayre oo shir gudoomiyay kulan looga hadlayay arrmaha gar-gaar ee bini-aadanimadda Soomaaliya.

Posted on January 17, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ahee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb-galay shirk ay soo qaban qabiyeen ururka… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo si balaaran loogu soo dhoweeyay Dhuusamareeb

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si weyn loogu soo Dhoweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug. Madaxweyne Gaas… Sii akhri

Hoggaamiye ka tirsan Mucaaradka Dowladda Itoobiya oo laga sii daayay Xabsi

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa maanta xabsiga kasii daysay hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas, Merera Gudina oo muddo ka badan… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud. Madaxweyne… Sii akhri

Qaadka loo yaqaanno Miru oo laga diiday magaalada Garoowe.

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by News Office

Ganacsatada Qaadka ee magaalada Garoowe ayaa joojiyay nooc kamid ah Qaadka oo loo yaqaanno”Miru” kadib markii la sheegay in uu… Sii akhri

Munaasabaddii dhammaystirka Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna oo dib u dhacday.

Posted on January 17, 2018 by News Office

Wararka aan ka helayno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in ay dib u dhacday Munaasabaddii lagu… Sii akhri

Sarkaal ka tirsan Waaxda Canshuura Puntland oo lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo.

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by News Office

Rag hubaysan ayaa Xalay Xaafadda Saalama ee magaalada Gaalkacyo ku dhaawacay Sarkaal ka tirsan waaxda Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close