Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in lagu qabtay gobolka Baay.

Ciidamada Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ee Koonfurta,ayaa hawlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab,sida ay soo werisay… Sii akhri

Posted on January 17, 2018January 17, 2018 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobolka Galguduud+Sawirro

Posted on January 17, 2018 by News Office

Dhuusamareeb, 17 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib… Sii akhri

Heshiiski Galmudug iyo Ahlu-sunna oo lagu dhammaystirayo magaalada Dhuusamareeb.

Posted on January 17, 2018 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud,ayaa maanta la filaya in uu goobjoog… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Si weeyn loogu Soo Dhoweeyay Dhuusamareeb

Posted on January 16, 2018 by Cowke

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Galinkii Dambe ee Galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb  ee xarunta Gal-Mudug. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Warbaahinta ka mamnoocday Wararka Al-Shabaab

Posted on January 16, 2018 by Cowke

Wasaarada Amniga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Ayaa Warbaahinta Gudaha ka mamnoocday Baahinta Wararka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali… Sii akhri

Axmed Madoobe o baajiyay Safar uu ku tagi lahaa Dhuusomareeb

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in Af-hayeenkoodii hore uu ka Riddoobay ayna beegsan doonaan

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab oo weeraro iyo qaraxyo joogto ah ka geysta magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, ayaa sheegay… Sii akhri

Shirka dib u eegista waxbarashada Puntland oo maanta furmay

Posted on January 16, 2018 by Dhiirane

Shirweynaha 4aad ee dib u eegista waxbarashada Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe waxaana ka qeybgalay wafuud ka socota… Sii akhri

Daawo Wasiir Qarjab:- ”Somaliland waxa ay taageertaa Al-Shabaab”

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Wasiirka Warfaafinta, Isgaariisiinta iyo dhaqanka ee Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta kula hadley saxaafada magaalada Bosaso… Sii akhri

Wakaaladda Xoogga Korontada Eeneeye oo ka jawaabtay Cabasho kasoo baxday Shirkadda Golis

Posted on January 16, 2018January 16, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Wakaaladda Xoogga korontada Umadda ee Eeneeye Boosaaso ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo baxday Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis, taasi oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close