Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Suuqa Bakaaraha oo weli xiran iyo Guddiga Joogta ah ee Baarlamanka oo lagu wado in…

Muqdisho (PP) ─ Waxaa maalintii labaad xiran Suuqa Bakaaraha oo ah kan ugu weyn Muqdisho, waxaana xirnaashihiisa ka dambeysa kaddib… Sii akhri

Posted on February 19, 2018February 19, 2018 by PP-Muqdisho

Taliyaasha Booliiska iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo maanta lagu wado in la magacaabo

Posted on February 19, 2018February 19, 2018 by News Office

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo maanta kulan deg deg ah ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay taliyaal… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay Wada hadalada Itoobiya iyo ONLF

Posted on February 19, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka soo laabtay Safar uu ku tagay Magaalada Nairobi ee dalka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga oo Arbacada booqasho ku imaanaya Soomaaliya.

Posted on February 18, 2018 by News Office

Sida qorshuhu yahay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Turkiga,Hakan Çavuşoğlu ayaa booqasho rasmi ah oo laba maalmood qaadanaysa todobaadkaan ku tegi… Sii akhri

Dadka ka ganacsada raashinka loogu deeqo Soomaaliya oo la amray in lasoo Xir-xiro

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Caafimaadka Somalia, ayaa war qoraal ah oo ay maanta soo saartay ku caddeysay inay soo xaqiijisay… Sii akhri

Maamulka G/Banaadir iyo Ganacsatada oo ka Wada-hadlay Cabashooyin la xiriira Canshuuraha

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga… Sii akhri

Sarkaal Chinese ah oo shahaado sharaf lagu siiyay Soomaali uu soo qabtay.

Posted on February 18, 2018 by News Office

Sarkaal u dhashay dalka China oo hogaaminayey howlgal sannadkii hore lagu soo badbaadiyay markab ganacsi oo burad-badeed ku af-duubtay Gacanka… Sii akhri

AKHRISO: Khilaaf soo ka la dhaxgalay Gen. Gorod iyo La-tilayaha amniga Madaxweynaha

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by Cowke

Waxaa khilaaf baahsan uu soo kala dhexgalay Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya C/wali Jaamac Gorod  iyo La-taliyaha dhanka amniga ee Madaxweyne… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo soo celinaysa maxaabiis kale oo ku xiran dalka Libiya

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by News Office

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Siciid Fiqi oo lahadlay Warbaahinta dowladda ayaa faah faahiyay qorshaha dowladda Soomaaliya ay… Sii akhri

Ganacsigii Suuqa Bakaaraha oo maanta hakad ku jiro

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by Cowke

Waxaa saakay oo Axad ah guud ahaan xiran Ganacsigii suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Arintaan ayaa ka dambeeysay kadib go’aan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close