Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dad shabaab looga shakiyay iyo badeecooyin dhacay oo Garoowe lagu qabtay

Waaxda Tayo-dhowrka Puntland iyo Taliska Qeybta gobolka Nugaal ayaa maanta magaalada Garoowe ku soo bandhigay 50 kartoon oo timir dhacday… Sii akhri

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by News Office

Gaari xamuul ah oo shil ku galay duleedka Garoowe, Maxaa khasaare ka dhashay?

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by News Office

Ugu yaraan hal ruux ayaa dhaawac culus ka soo gaaray shil gaari oo xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka bari… Sii akhri

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Qaarkiis oo dib u furmay iyo Murankii Canshuurta oo Taagan

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ganacsiga Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ayaa qaarkood dib loo furay saakay oo Talaado ah, kaddib markii sababo… Sii akhri

Maxkmada CQS oo Xukun ku riday Sarkaalkii dilay Abaanduulihii ciidamada Badda

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by Cowke

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa saakay xukuntay Sarkaalkii dilka u geystay Abaanduulahii Ciidamada Badda Soomaaliya. Maxkamada… Sii akhri

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Muqdisho ku Geeriyooday

Posted on February 20, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ku geeriyooday Nabadoon Axmed Diiriye Cali. Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa kamid… Sii akhri

Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Qodobo dhawr ah?

Posted on February 19, 2018February 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkii Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee ka dhacay maanta Muqdisho ayaa looga hadlay Qodobo dhowr ah oo… Sii akhri

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo qaadday Imtixaan shaqaale cusub

Posted on February 19, 2018 by Jama Farah

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaaday imtixaanka boosas ama jagooyin cusub oo shaqo ay dawladdu hore usoo… Sii akhri

Guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday.

Posted on February 19, 2018 by News Office

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland,Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta xilka ka qaaday guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Nugaal,Xaashi Xuseen… Sii akhri

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Posted on February 19, 2018 by News Office

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi… Sii akhri

Taliyeyaal loo magacaabay Nabad-sugidda, Asluubta iyo Booliiska

Posted on February 19, 2018February 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Booliiska, Nabad-sugidda iyo Asluubta, kuwaa soo loo magacaabay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close