Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Soomaali dib looga soo ciliyay Liibiya oo Muqdisho ku soo wajahan

Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku soo wajahan 13 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo cilinayo dalka Liibaya.… Sii akhri

Posted on March 6, 2018 by Cowke

Khayre “Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in xal waara loo helo dhibaatooyinka Aadanaha”

Posted on March 6, 2018 by Liban Yusuf

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay kulanka Bangiga Adduunka ee ka furmay… Sii akhri

Guddiga La-socodka iyo Dib-u-Eegista Dastuurka oo kalsoonida kala noqda Wasiir Xoosh

Posted on March 6, 2018March 6, 2018 by News Office

Guddiga La-socodka iyo Dib-u-Eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa kalsoonidii kala laabtay Wasiirka  Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Kormeeray Xeryo Ciidan oo ku yaala duleedka Muqdisho

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka ee Bangala iyo xarunta tababarka ciidanka… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DF oo si adag uga hadlay Heshiiskii Dekedda Berbera

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Iydoo uu taagan yahay murankii ka dhashay heshiis ay dhawaan kala saxiixdeen Itoobiya, Somaliand iyo Shirkadda DP… Sii akhri

Guddoomiyaha G/Banaadir oo daah-furay shir looga tashanayo Arrimaha Barakacayaasha

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hiigsiga Maamulka… Sii akhri

Duqa Cusub ee Boosaaso oo shacabka la hadlay.

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by News Office

Duqa Cusub ee sida ku meel-gaarka ah madaxweyne Gaas u magacaaay,Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta… Sii akhri

Bacaha madow oo udub-dhexaad u noqday amni-darrada Garoowe.

Posted on March 5, 2018 by News Office

Gaadiidka lagu dhejiyay bacaha madow ee beersoolka loo yaqaan ayaa buuxiyay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland,xilli ay soo badanayso tuugada… Sii akhri

DP World “Dowlada Soomaaliya ma quseeyo heshiiskii aan la galnay Somaliland”

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by Cowke

Shirkada DP-World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa ka hadashay hadal ka soo yeeray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan… Sii akhri

Shir ku saabsan Barakacayaasha iyo Qaxootiga oo ka dhacaya Muqdisho

Posted on March 5, 2018March 5, 2018 by Cowke

Maanta oo Taariikhdu ay ku beegantahay 05.03.2018-ka ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir looga hadlayo arimaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close