Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Gaas oo kulan la yeeshay madaxa hay’adda ICRC ee Soomaaliya.

  Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay wefdi ka socdey hay’adda ICRC… Sii akhri

Posted on March 7, 2018March 7, 2018 by News Office

Dagaal mar kale maanta ka qarxay degaannada Horufadhi iyo Gocondhaale Puntland

Posted on March 7, 2018 by News Office

Dagaal ayaa markale goor dhoweyd dib uga qarxay degaannadii shalay beeluhu ku dagaallameen ee Horufadhi iyo Gocondhaale oo u dhexeeya… Sii akhri

Hawlgal culus oo ka socda magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Posted on March 7, 2018March 7, 2018 by News Office

Taliska qeybta Booliiska gobolka Nugaal ayaa xalay iyo habeen hore  hawlgal culus oo lagu fiiqayo bacaha madow ee muraayadaha gawaarida… Sii akhri

Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee HADMA oo maanta soo saaraysa digniin heerkeedu sarreeyo.

Posted on March 7, 2018March 7, 2018 by News Office

Hay’adda Musiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa lagu wadaa in ay maanta sooo saarto digniin cusub oo ku aaddan khatarta ka… Sii akhri

Khasaaraha ka dhashay dagaal dhexmaray laba beelood oo reer Puntland ah

Posted on March 7, 2018March 7, 2018 by News Office

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay dagaal-beeleed shalay ka dhacay degaannada Horufadhi iyo Gocondhaale oo u dhexeeya magaaloyinka Buuhoodle… Sii akhri

Dowladda Maraykanka oo ku dhawaaqday in ka badan $100 malyan oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed.

Posted on March 6, 2018 by News Office

Xoghayaha Arrimaha debadda Maraykanka,Rex Tillerson ayaa maanta ku dhawaaqay in ka badan $500 malyan oo Dollar,taasoo lagu caawinayo dadka ay… Sii akhri

Shirka looga hadlayo Abaaraha Somalia ee London oo dhaqaale ugu yaboohay Somalia

Posted on March 6, 2018March 6, 2018 by PP-Muqdisho

London (PP) ─ Shir heer caalami ah oo looga hadlayo sidii Somalia looga caawin lahaa macluul laga baqdin qabo inay… Sii akhri

Wasaaradda Dastuurka oo Kulan Wada-tashi ah la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir

Posted on March 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Somalia, ayaa kulan wadtashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay… Sii akhri

GUDOOMIYAHA CUSUB EE BOSASO OO XILKA LA WAREEGAY MAANTA

Posted on March 6, 2018March 6, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Duqa Cusub ee Degmada Bosaso Cabsalaan Bashiir Cabdisalaan  ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Duqii hore Degmada… Sii akhri

Xarunta Baarlamaanka Federaalka Somalia oo lagu dhisayo lacag gaaraysa $100 Milyan

Posted on March 6, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan [Jawaari] oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in dib u… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close