Shirka ku saabsan xaaladda Beledxaawo oo berri u furmaya Somaliya iyo Kenya
Wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA ayaa guddoomiyaha gobolka Gedo,Maxamed Maxamuud Maxamed ka soo xigatay in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay isku afgarteen…
Open this website in Safari first.
Wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA ayaa guddoomiyaha gobolka Gedo,Maxamed Maxamuud Maxamed ka soo xigatay in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay isku afgarteen…
Muqdisho (PP) ─ Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Baarlamaanka Somalia, Mahad C/lla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray caawa ku caddeeyay…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Md Mahdi Mohamed Gulleid (KHADAR) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Duulista iyo Wasaaradda…
Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qarax qasaare geystay oo ka dhacay Galabta Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay Isgooyska Sayidka…
Somaliland ayaa sheegtay in ay gebi ahaanba joojisay Wada-hadalkii ay kula jirtay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi oo maanta…
Muqdisho (PP) ─ Qarax aan weli la ogaan khasaarihiisa ayaa goor-dhaw ka dhacay isgoyska Sayidka ee Muqdisho oo ku dhaw xarunta Baarlamaanka…
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa maanta shaaciyay xilliga codka loo qaadayo mooshinka laga soo gudbiyay guddoomiyaha…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukunno kala duwan ku ridday saddex nin oo lagu eedeeyay in ay ka tirsan…
Guddiga Difaaca Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah la kulmaya Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Maxammed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,sida ay…
Maamulka gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in ay dirayan ciidan difaaca degmada Beledxaawo oo maalmihii la soo dhaafay militariga Kenya…