Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-Shabaab oo sheegtay Masuuliyada Qaraxii Galabta ka dhacay Muqdisho

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay Masuuliyada weerarkii Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. War ay baahisay Warbaahinta Al-Shabaab ee… Sii akhri

Posted on March 22, 2018 by Cowke

Puntland : Ganacsato beenisay Iney Taageero siiyaan Ururka Daacish

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]- Magaaladda Bosaso Waxaa lagu qabtay kulan looga soo horjeedo eedeemaha lagu soo oogay ganacsatade reer Puntland Ah, waxaana… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ug yaraan 15-qof ayaa ku dhintay, in ka badan 20-qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax weyn… Sii akhri

14 Ruux oo ku dhintay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Faah Faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qarax ismiidaamin ah oo Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay. Qaraxa… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo amar culus dul-dhigay Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo tababar u soo xiray askar ka mid noqoneysa Ciidanka… Sii akhri

Shir looga hadlayey shaqo gudashada shaqaalaha dawladda oo Garoowe lagu qabtay

Posted on March 22, 2018 by Jama Farah

Shir looga arrinsanayey sidii loo samayn lahaa nidaam lagula socda shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta… Sii akhri

Beesha Caalamka oo aqbashay Codsi ka yimid Gudoomiye Jawaari

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Warbaahinta Puntland Post Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan  Jawaari… Sii akhri

Xoosh “Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Waa Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka”

Posted on March 22, 2018March 22, 2018 by Cowke

Wasiirka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay khilaafka siyaasadeed iyo mooshinka laga keenay… Sii akhri

Saraakiil sar sare oo katirsan Al-Shabaab oo ku biiray Dowlada Soomaaliya

Posted on March 22, 2018 by Cowke

Saraakiil sar sare oo katirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa ka soo goostay kooxdaasi iyaga oo hadda ku biiray Dowlada Soomaaliya. Macalin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close