Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Daawo’’ Gudiga Dhismaha Masaajidka Dul-xaj oo ku baaqay in laga qeyb qaato dhismaha Masaajidka

Bosaso[Puntland Post]-Gudiga dhismaha Masaajidka Dul-Xaj ee Magaalada Bosaso ayaa ku hawlan balaarinta iyo Dayactir lagu sameynayo Dhismaha Masaajidka oo ku… Sii akhri

Posted on March 24, 2018March 24, 2018 by Cabdiqani Boos

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Xildhibaanada wada Mooshinka Jawaari

Posted on March 24, 2018March 24, 2018 by Cowke

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacay shir ay yeesheen madaxweynaha Soomaaliya iyo Xildhibaanada wada Mooshinka Jawaari. Madaxweyne… Sii akhri

Khilaaf ka Taagan halka lagu qabanayo Kulan Baarlamaanka ee Mooshinka Jawaari

Posted on March 24, 2018 by Cowke

Waxaa Khilaaf uu ka taganyahay halka lagu qabanayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada oo u kala qeeybsan kuwa taageersan Mooshinka… Sii akhri

Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qabtay Gaari siday Hilbo aan cunitaanka ku haboonayn

Posted on March 24, 2018March 24, 2018 by Cowke

Ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ayaa Degmada Cabdicasiis ee Muqdisho waxa ay ku qabteen Gaari Siday Hilbo aan cunitaanka ku haboonayn… Sii akhri

Dowlada Soomaaliya oo Baaq u dirtay Jaamacada Carabta

Posted on March 24, 2018 by Cowke

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu hambalyeyneysaa Xogheynta guud ee Ururka Jaamacadda Carabta munaasabadda sanadguurada 73,aad ee aas’aaska ururka… Sii akhri

Booliiska France oo toogtay nin dad ku dhex dilay dukaan laga adeegto – Super-market

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

Paris (PP) ─ ABooliis hubeysan ayaa dilay nin looga shakisan yahay inuu saddex qof ku toogtay koofurta Faransiiska. Ninka hubeysan… Sii akhri

THAABID: Shacabka Muqdisho waxay mudan yihiin in loo turo oo aan lagu dul-cayaarin

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

 Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho ee xilka laga qaaday, Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dhacdooyinkii… Sii akhri

XALIIMO YAREEY: Nooc doorasho ee dalka ka dhici doonta 2020-ka waxaan go’aan ka…

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashada Qaranka ee Somalia, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa ka hadashay nooca doorasho… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo laamaha amniga faray inay warbixin ka keenaan qaraxii shalay

Posted on March 23, 2018March 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka tacsiyeynaya geerida dadkii shacabka ahaa ee… Sii akhri

Dalladda PUNSAA oo qabatay shir ku saabsan arrimaha xuquuqul insaanka Puntland

Posted on March 22, 2018 by Dhiirane

Shir ku saabsan wada-tashiga xaaladaha xuquuqda Insaanka  Puntland oo ay iska-kaashanayan Dalladda Daneeyaasha aan dowliga ahayn ee PUNSAA iyo Xafiiska… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close