Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

18 kufsi oo Puntland ka dhacay ayaa la shaaciyay

Siihayaha Xeer-ilaaliyaha guud ee dowladda Puntland,Maxammed Xareed Faarax oo maanta  shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyay tacaddiyada… Sii akhri

Posted on March 27, 2018March 27, 2018 by News Office

Al-shabaab oo ka hadashay Xiisada Baled-Xaawo

Posted on March 27, 2018March 27, 2018 by Cowke

Afhayeenka Al-Shabaab Sh Cali Maxamuud Raage (Sh Cali Dheere) ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay xiisada Soomaaliya iyo Kenya u… Sii akhri

Howlgalo culus oo ka socdo Muqdisho iyo wadooyinka oo Xiran

Posted on March 27, 2018 by Cowke

Waxaa Howlgal Culus uu ka socdaa Maanta Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Howlgalkaan oo amarkiisa uu iska lahaa Ra’isilwasaare… Sii akhri

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada hadlay Arrimaha Shirkadda DP World

Posted on March 27, 2018 by Cowke

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka… Sii akhri

Haya,adda Kaalo oo Bosaso ku Qabatay Tababar ku Saabsan Xuquuqda Qoxootiga

Posted on March 27, 2018March 27, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Tababarkan oo looga hadlayey Xuquuqda qoxootiga ka soo haajiray dalkood oo ku sugan Deegaanada Puntland ayaa loo qabtaya Qoxootiga… Sii akhri

Dekeda Muqdisho oo lagu qabtay Kuntuneer siday Qamri

Posted on March 26, 2018 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo goordhow ku soo dhacay warqabadka Warbaahinta Puntland Post ee Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in… Sii akhri

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo War-saxaafadeed kasoo Saartay Arinta Balad Xaawo

Posted on March 26, 2018 by Cowke

Warsaxaafadeed looga hadlayey arinta degmada Balad Xaawo oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Islamarkaana nuqul kamid ah uu soo… Sii akhri

Garowe:-MAP oo qabtey shir lagu dhisayo gudiga Warbaahinta Puntland

Posted on March 26, 2018 by Dhiirane

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ayaa maanta 26 March, 2018 magaalada Garowe ku qabtay shirka furitaanka Guddiga sare ee Warbaahinta… Sii akhri

IGAD oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee ka dhex-aloosan hay’adaha Dowladda Somalia

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Urur goboleedka IGAD ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, iyagoo sheegay in… Sii akhri

AKHRISO: Somalia iyo Kenya oo isku af-gartay in la joojiyo darbiga laga dhisayo Xuduudda

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa sheegtay in la joojiyay dhismihii darbigii ay Dowladda Kenya ka dhisaysay xadka ay la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close