Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Gaas oo hay’adaha Puntland ka hawlgala ku amray in ay canshuurta bixiyaan

Madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa ku amray dhammaan hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah ee ka hawlgala… Sii akhri

Posted on March 26, 2018 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo Furay Shir looga Hadlayo Colaadihii ka Dhacay Marko

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay kulanka dib-u-heshiisiinta beelo ay… Sii akhri

Shir ku saabsan fulinta qorshaha horumarineed ee Puntland oo Garoowe lagu soo xiray.

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by News Office

Shir ku saabsan heerka fulinta ee uu marayo qorshaha horumarineed ee degmooyinka iyo gobollada Puntland oo ay soo qaban-qaabisay dalladda… Sii akhri

Dukaamo ay Somali iyo Ajaanib kale leeyihiin oo loogu boobay Waddanka Koonfur Afrika

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Sida ay sheegayaan wararka laga deegaan lagu magaacabo Hermanus oo ku yaalla dalka Koonfur Afrika, ayaa sheegaya… Sii akhri

Wasiir Qarjab”Cid madax-bannaani ma jirto”

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka dowladda Puntland,Cabdi Xirsi Cali(Qarjab) oo maanta hadal ka jeediyay munaasabad lagu qabtay magaalada… Sii akhri

Qarax dhimasho iyo dhaawac dhaliyey oo ka dhacay Muqdisho.

Posted on March 26, 2018March 26, 2018 by News Office

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay,tiro kalena waa ku dhaawacantay qarax miino oo saaka ka dhacay degmada Deyniile ee… Sii akhri

Shirka ku saabsan xaaladda Beledxaawo oo berri u furmaya Somaliya iyo Kenya

Posted on March 26, 2018 by News Office

Wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA ayaa guddoomiyaha gobolka Gedo,Maxamed Maxamuud Maxamed ka soo xigatay in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay… Sii akhri

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamanka oo ka jawaabay Qoraalkii Cabdiweli Muudeey

Posted on March 25, 2018March 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Baarlamaanka Somalia, Mahad C/lla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray caawa… Sii akhri

R/wasaare ku-xigeenka dalka oo booqday qaar kamid ah Wasaaraddaha iyo Dekedda Muqdisho.

Posted on March 25, 2018March 25, 2018 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Md Mahdi Mohamed Gulleid (KHADAR) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Duulista… Sii akhri

Faah-faahin: Qarax qasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 25, 2018March 25, 2018 by Cowke

Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qarax qasaare geystay oo ka dhacay Galabta Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close