Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Kheyre oo kormeeray qaar kamid ah degmooyinka Banaadir

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kormeer ku tagay qaar kamid ah degmooyinka degmooyinka Gobolka Banaadir.… Sii akhri

Posted on April 1, 2018April 1, 2018 by Cowke

Masuuliyiin dil iyo dhaawac loogu geeystay Muqdisho

Posted on April 1, 2018 by Cowke

Koox hubeeysan ayaa dil iyo dhaawac waxa ay Magaalada Muqdisho ugu geeysteen masuuliyiin katirsan Maamulka Degmada Xamar Weyne ee Muqdisho.… Sii akhri

Ugu yaraan 120 ka tirsan Al-shabaab oo la sheegay in lagu dilay Hiiraan

Posted on March 31, 2018April 1, 2018 by News Office

Militariga Soomaaliya ayaa sheegaya in 120 ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen hawlgallo in ka badan laba todobaad ka socday… Sii akhri

Somaliland oo xukuumadda Soomaaliya ku eedaysay in ay cuna-qabatayn ku soo rogtay

Posted on March 31, 2018March 31, 2018 by News Office

Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay fara-gelin… Sii akhri

Khasaare dhimasho oo ka dhashay shil ka dhacay duleedka Qardho.

Posted on March 31, 2018March 31, 2018 by News Office

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay,mid kalena dhaawac culus ayaa ka soo gaaray shil gaari oo ka dhacay duleedka… Sii akhri

Mid kamid ah hal-doorkii as’aasay Puntland oo geeriyooday.

Posted on March 31, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdilweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee,Abshir Muuse Siciid oo kamid ahaa halgamayaashii Jabhadda… Sii akhri

Guddoomiye Jawaari oo faahfaahiyay sababta loo hakiyay kulankii Baarlamaanka

Posted on March 31, 2018March 31, 2018 by Cowke

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Mooshin uu ka yaalo Baarlamaanka oo goordhow Warbaahinta la hadlay ayaa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo hakiyay kulankii Baarlamaanka ee Maanta loo ballansanaa

Posted on March 31, 2018March 31, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hakiyay kulankii baarlamaanka ee maanta loo balansanaa, xilli ay cirka isku… Sii akhri

Xulashada Abiy Axmed Waxay ahayd tallaabbada keliya ee u furnayd EPRDF-ta

Posted on March 31, 2018March 31, 2018 by Desk

Maalintii talaadada ahayd ee March 27, 2018, markii ay golaha Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) ee dalka Itoobiya ay… Sii akhri

AMISOM oo billowday diiwaan-gelinta ciidamo qayb ka noqon doona booliiska Jubbaland

Posted on March 30, 2018March 30, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM], ayaa maanta oo Jimco ah sheegay inay billaabeen diiwaan-gelinta ciidammo gaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close