Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudoomiye Muudeey Maxuu ka yiri Dhacdadii maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sh. Ibraahim Muudeey ayaa ka hadlay shaqaaqadii maanta ka dhacday Xarunta Golaha… Sii akhri

Posted on April 4, 2018 by Cowke

AMISOM” Furumaha dagaalka waxaan uga soo baxnay sidii aan u difaaci laheyn Jawaari”

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari,Gudoomiye ku xigeenka Labaad Mahad Cabdala Cawad, iyo Mudanayaal ka tirsan kuwa taageersan ayaa… Sii akhri

Taliyaasha Ciidamada Amniga oo eedeeyay Gudoomiye Jawaari

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya wariyaasha kula hadlay Taliyaasha ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Milatariga , Booliska… Sii akhri

Kulankii Baarlamaanka Maanta oo Fashil iyo Buuq ku dhamaaday

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Waxaa guud ahaan hakad uu ku yimid kulankii mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya lagu waday in ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka… Sii akhri

25 Arday oo ku sumoowday Jaalaato ay Cuneeyn Muqdisho

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

25 Arday ayaa ku sumoobay Jaalato ay cuneeyn Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya. Ardaydaan ayaa waxa ay dhigtaan Schoolka… Sii akhri

Xildibaanadii waday mooshinka ka dhanka ah Jawaari oo ka baxay Xarunta Baarlamaanka

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannadii Mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goor-dhaweyd ka baxay xarunta baarlamaanka Somalia,… Sii akhri

Gudiga dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo la wareegay lacag dhan($50,000) doolar

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso[Puntland Post]-Eng Maxamed khaliif Jabiyey oo u u taagan xilka Madaxweynaha Puntland ayaa lacag dhan ($50,000) doolara ugu deeqay dhismaha… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay Xarunta Golaha Shacabka

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

Waxaa wali cakiran xaalada xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho oo kulanka Baarlamaanka lagu iclaamiyay in uu ka dhaco. Xildhibaanada Baarlamaanka… Sii akhri

Fanaanada Sahro Axmed Jaamac eoo geriyootay

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

Allaha u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Haregysa ee xarunta Maamulka Somaliland ku geeriyootay Fananaada Sahro Axmed Jaamac. Sahro Axmed Jaamac… Sii akhri

Abaanduulaha Ciidamada Xooga oo lagu jirdilay Afaafka hore ee Baarlamaanka

Posted on April 4, 2018 by Cowke

Warar lagu kalsoonaan karo oo aan heleeyno ayaa waxa ay sheegayaan in Afaafka hore ee xarunta Baarlamaanka lagu jirdilay Abaanduulaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close