Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Gaas oo garoonka diyaaradaha Qardho ugu magac-daray Marxuun Abshir Muuse.

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdilweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Qardho ugu magac-daray, marxuun Abshir Muuse Siciid oo kamid ahaa halgamayaashii… Sii akhri

Posted on April 6, 2018April 6, 2018 by News Office

Puntland oo shuruud ku xirtay qaadashada Dastuurka Soomaaliya

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in aysan qaadan doonin Dastuurka Soomaaliya ee haatan dib-u-eegistu ku socoto,haddii aan la waafajin nidaamka Federaalka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo guddoomiye ku-meel gaar ah u magacaabay caasimadda Garoowe

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by News Office

Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa lagu sheegay in la kala diray, Golaha Degaanka degmada… Sii akhri

AKHRISO: Qodobbadii kala duwanaa ee looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka Goloha Wasiiradda ee Xakuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir-goddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa… Sii akhri

Wasiirka Gaashaandhiga Uganda oo wax laga weydiinayo Askartii looga dilay Soomaaliya

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wargeyska The Observer ee kasoo baxa dalka Uganda, ayaa qoray in guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Uganda,… Sii akhri

Daawo: Khilaafkii Golaha Degaanka Garoowe oo xal rasmi ah laga gaaray.

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by News Office

Duqa caasimadda Garoowe,Xassan Maxammed Ciise(Goodir),guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Maxammed(Fara-weyne) iyo xildhibaannada Golaha Degaanka Garoowe oo si wadajir ah Saxaafadda… Sii akhri

Taliyeyaasha Ciidamada oo lagu eedeeyay in aysan dhex-dhexaad ka ahayn xiisada taagan

Posted on April 5, 2018April 5, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanada la baxay badbaadada Baarlamaanka DF oo xalay shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa xusay in taliyeyaasha… Sii akhri

Taliye Gorod “Waan soo qabanay Ciidamadii maanta hubka la galay Xarunta Baarlamaanka”

Posted on April 4, 2018April 5, 2018 by Cowke

Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Sareeya Gaas C/wali jamac Gorod oo wariyaasha Goordhow caawa la hadlay ayaa sheegay in gacanta lagu… Sii akhri

Tirada dadka Soomaaliyeed ee Waxyaalladu kasoo gaartay Qaraxyada oo la shaaciyay

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 3,000 oo qof oo Soomaali ah ayaa ku dhintay kuna dhaawacmay Qaraxyadii dalka ka dhacay… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari ” Jawaari oo qabsaday Baarlamaanka waxa ay lamid tahay Madaxweynaha oo madaxtooyada qabsaday”

Posted on April 4, 2018April 4, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Mooshin ka soo gudbiyeen ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close