Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Hay’adda SOSCENSA oo soo dhaweysay habkii lagu xalliyay Khilaafkii Baarlamaanka

Muqdisho (PP) ─ Dallada Bulshada Rayidka ah ee SOSCENSA oo ay ku mideysan yihiin inta badan Ururada Bulshada rayidka ah… Sii akhri

Posted on April 13, 2018April 13, 2018 by PP-Muqdisho

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay galabta Garoon ku yaalla Baraawe

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by PP-Muqdisho

Baraawe (PP) ─ Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhintay in ka badan 10-qof oo kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Xuska Sannad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala… Sii akhri

In ka badan 130 arday oo ka qalin jabisay dugsiga Ibnu Baz ee magaalada Bosaso

Posted on April 12, 2018April 13, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Punland Post]-Dugsiga Hoose dhaexe ee  Ibnu Baz ayaa waxaa ka qalin jabiyey arday farabadan, kuwaasi oo bartay Quraanka Kariim ah.… Sii akhri

JAWAARI oo sheegay inuu is casilay kaddib markii uu arkay wax u eg cudud sheegasho

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo maanta xilkii iska casilay ayaa sheegay in… Sii akhri

Hay’adda KAALO oo Gaalkacyo ku qabatay tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by Liban Yusuf

Hay’adda KAALO ayaa tababar u qabatay Saraakiil ka socotay Booliska iyo Asluubta Gaalkacyo, Xafiiska Xeer Ilaalinta iyo Garsoorayaal ka socday… Sii akhri

Wasiir Saalax Xabiib oo sheegay in Xajkii baa’ical mushtar iyo laaluush galay

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by News Office

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta dowladda Puntland, Saalax Xabiib Jaamac oo maanta Garoowe ku soo xiray kulan ku saabsan la-dagaallanka… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilka qaadis sameeyay

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by Liban Yusuf

Shariif Xasan Shiikh Aadan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Nabad sugidda Gobolka Baay Ibraahim Isgoowe Ibraahim.… Sii akhri

AKHRISO: Gudoomiye Jawaari oo khudbaddii uu isku casliayay ka jeedinaya Golaha Shacabka

Posted on April 12, 2018April 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goor dhow bilaabay khudbadiisa is-tiqaalada, isagoo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, taasoo… Sii akhri

Dowladda FS oo sheegtay inay la wareegayso Ciidamada uu tababaray Imaaraadka

Posted on April 11, 2018April 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa sheegtay inay la wareegayso gabi ahaan ciidamada ay tababartay dowladda Imaaraadka Carabta ee ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close