Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Soomaaliya oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Qatar

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa wasaaradda gaashaandhigga, kaga guddoomay Warqadaha Danjiranimo Safiirka Qatar ee loosoo… Sii akhri

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by PP-Muqdisho

Madaxweyne Gaas oo magacaabay guddiga hagaajinta bilicda iyo soo-celinta hantida dowladda ee degmada Boosaaso

Posted on April 21, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) ayaa maanta magacaabay guddiga Hagaajinta Bilicda iyo Soo-celinta Hantida dowladda ee degmada Boosaaso. Wareegto ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo u safray dalka Isutaga Imaaraadka Carabta

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso-[Puntland Post] Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacasiga… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu dhawaaqayo

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa in ka badan bil kadib maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa. Xildhibaanada ayaa kulamadoodii hore waxa… Sii akhri

Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in ay dib u bilaabeyso wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by Cowke

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay in guul laga gaaro Wada-hadalka u dhaxeeya Dowladda dhexe ee… Sii akhri

Gen. Moorgan oo si weyn loogu soo dhoweeyay caasimadda Garoowe

Posted on April 20, 2018April 20, 2018 by News Office

Gen. Maxammed Siciid Xirsi (Moorgan) oo maalmo ka hor ku dhawaaqay in uu yahay musharrax u taagan doorashada madaxtinimada Puntland… Sii akhri

Tababare Arsene Wenger oo iska casilaya Hogaanka Kooxda Arsenal 22 Sano Kaddib

Posted on April 20, 2018April 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa lagu wadaa in Tababaraha Kooxda Kubadda Cagta ee Arsenal ee dalka Britain uu ka tago kooxda… Sii akhri

Ciidamada Nabad-sugidda DF oo Galay Guriga mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka

Posted on April 20, 2018April 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, ayaa galay gellinkii dambe ee… Sii akhri

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inay billabayaan canshuurtii Guryaha Muqdisho

Posted on April 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in dhowaan la bilaabayo canshuurta guryaha, isla markaana guryaha degmooyinka ku… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo Magacaabay Qaar ka mid ah Golihiisa Cusub ee Wasiirrada

Posted on April 19, 2018April 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta magacaabay qaybtii ugu horreysay gollihiisa wasiirrada oo ka kooban… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close