Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jadwalka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Lagu Dhawaaqay

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kullankooda 2-aad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa… Sii akhri

Posted on April 22, 2018 by Cowke

Wasiirrada u tartamaya Xilka Guddoomiyaha BF oo amar la dul-dhigay iyo Wasiir ka hadlay

Posted on April 22, 2018April 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirrada ka tirsan xukuumadda Somalia ee doonaya in ay u tartamaan xilka guddoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa mar… Sii akhri

Maxaa laga doonayaa Musharaxiinta xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka DF? AKHRISO

Posted on April 22, 2018April 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddiga qaban-qaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay shuruudaha laga doonayo in musharixiinta u tartamaya jagada guddoomiyaha… Sii akhri

Barnaamij lagu Tira-koobayo Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Somalia oo la Daah-furay

Posted on April 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee DF, kaasoo… Sii akhri

Ruux Meyd ah oo laga soo saaray Bali ku yaala Hargeysa

Posted on April 22, 2018April 22, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka ee Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maydka ruux rayid ahaa… Sii akhri

Guddiga Doorashada Golaha Shacabka oo guddoomiye iska dhex doortay.

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by News Office

Guddiga uu maanta Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u magacaabay dooorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka kooban 15 xubnood ayaa… Sii akhri

Shirweynaha Madasha bandhigga tayada maamul ee hay’adaha Puntland oo Garoowe ka furmay

Posted on April 21, 2018 by Jama Farah

Shirweynaha Madasha bandhigga tayada Maamul ee Hay’adaha dawladda Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe waxaan shirkaasi furay Madaxweyne kuxigeenka… Sii akhri

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Somalia oo la Magacaabay

Posted on April 21, 2018April 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoonka Baarlamaanka Somalia ayaa soo bandhigay Magacyada xubnaha guddiga qaban-qaabada doorashada ee guddoomiyaha Golaha Shacabka. Xildhibaannada baarlamaanka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay Ciidankii ay tababartay Dowlada Imaaraadka

Posted on April 21, 2018April 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia ayaa maanta rasmi ahaan ula wareegtay dhammaan ciidamadii ay tababartay Dowladda Imaaraadka Carabta, kuwaas… Sii akhri

C/WELI MUUDEEY: Dastuurkii Saxda ahaa ee ergadu ay horay u ansixiyeen waa la xaday

Posted on April 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamanaka Somalia ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad, C/weli Ibraahim Sheekh Muudeey ayaa sheegay in dastuurka hadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close