Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidammo la Wareegay Xeradii Imaaraadku uu ciidamada ku tababari jiray ee Jen. Gordan

Muqdisho (PP) ─ Xerada Jen. Gordan ee Muqdisho oo shalay ciidammo ka ka tirsan Dowladda Somalia ay ku dagaalameen ayaa… Sii akhri

Posted on April 24, 2018April 24, 2018 by PP-Muqdisho

Kenya oo Joojisay Xaflad lagu Taageerayay C/raxmaan C/shakuur iyo isagoo ka Hadlay

Posted on April 24, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Dowladda Kenya ayaa maanta joojisay xaflad lagu soo dhaweyn lahaa C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah… Sii akhri

Wasiirka Difaaca oo Xilkii iska-casilay lana Gudoonsiiyay Shahaadada Musharraxnimada

Posted on April 24, 2018April 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Gaashaandhigga Somalia Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa goor-dhaw ku dhawaqay inuu iska casilay xilkii wasiirka gaashaandhigga… Sii akhri

Shirkii Sannadlaha ahaa ee Mashruuca tayaynta shaqaalaha Puntland oo Garoowe Ka furmay

Posted on April 24, 2018April 24, 2018 by Jama Farah

Shirkii sannadlaha ahaa mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee uu baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland ee Capacity Injection Project… Sii akhri

Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo qaaddacday shir ku soo xirmay Muqdisho

Posted on April 23, 2018April 24, 2018 by News Office

Wasaaradda Warfaafinta Isgaarsiinta Hiddaha iyo Dhaqanka dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba qaaddacday, qodobadii ka soo baxay Shirkii Bed-qabka Suxufiyiinta ee… Sii akhri

Guddoomiye Yarisow “Nadaafadda Caasimaddu waxay nooleedahay mudnaan sare”

Posted on April 23, 2018April 23, 2018 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Caddiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo maanta kormeer ku tagey deegaanka Jaziira ee… Sii akhri

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay iska-hor imaad ka dhacay xerada Gen.Goordan

Posted on April 23, 2018April 23, 2018 by News Office

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada… Sii akhri

Maqaal:- Dawladnimo iyo dano gaar ah

Posted on April 23, 2018 by Liban Yusuf

Soomaalida intaysan soo gaarin qaabkaan cusub ee loo maamulo dadyawga kala aragtida, midabka, dhaqanka, luuqadda iyo diinta duwan ee hal… Sii akhri

Wasiir Katirsan Xukuumada Kheyre oo is casilay

Posted on April 23, 2018 by Cowke

Wasiiru Dowlihii Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku dhawaaqay in uu Goordhow… Sii akhri

Shirweynihii Madasha bandhigga tayada maamul ee hay’adaha dawladda Puntland oo soo xirmay

Posted on April 23, 2018April 23, 2018 by Jama Farah

Shirweynaha Madasha bandhigga tayada Maamul ee Hay’adaha dawladda Puntland oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Garoowe ayaa maanta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close