Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaad ka Taqaanaa Soomaaligii Gacanta weyn ka Geystay sii-dayntii Nelson Mandela?

Muqdisho (PP) ─ Xabsigii mudada dheer la galiyay Nelson Mandela ayaa ahaa dhacdadii ugu weyneyd Afrika qarnigii lasoo dhaafay, iyada… Sii akhri

Posted on May 18, 2018May 18, 2018 by PP-Muqdisho

Guddi loo Magacaabay inay u Kuur-galaan Fatahaadihii ku dhuftay Gobollada Somalia

Posted on May 18, 2018May 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka hadlay dagaalka ka socda deegaanka… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Isbitalka ku booqday dhaawacyada ciidanka difaaca Puntland.

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta Isbitalka guud ee magaalada Garoowe ku booqday dhaawacyadii ciidanka difaaca… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo markii u horeysay loo ogolaaday inay soo daabacato lacag cusub

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF, ayaa u ogolaatay Dowladda Soomaaliya inay lacag soo daabacato, si taasi u… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel-mariyay Sharciga Duulista iyo Hawada

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre… Sii akhri

Duufaan halis ah oo ku soo foolleh dhul xeebeedka Puntland iyo Somaliland

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by Cowke

Duufaan xoog leh oo loogu magacdaray ONE ayaa la sheegay in ay ka soo kicikarto waqooyiga badwaynta Hindiya, waxaana la… Sii akhri

Cudurka halista ah ee EBOLA oo laga helay Dal Afrikaan ah oo ay Colaado halakeeyeen

Posted on May 17, 2018 by PP-Muqdisho

Kinshasa (PP) ─ Dalka Congo oo ay colaado ka taagan yihiin ayaa waxaa la sheegayaa inuu ka dillaacay cudurka halista… Sii akhri

Madaxweyne Gaas:- “Shacabka Puntland waa in ay u diyaar garoobaan dagaal dheeraanaya”

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa ka hadlay… Sii akhri

Atletico Madrid oo ku guuleysatay koobka labaad ee kooxaha Yurub

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by Liban Yusuf

Kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan dalk Spain ayaa xalay ku guuleysatay koobka labaad ee kooxaha Yurub ee UEFA Europa… Sii akhri

Xuska Maalinta Isgaarsiinta Dunida oo looga hadlay Horumarinta Tiknoljiyadda Somalia

Posted on May 17, 2018May 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Soomaaliya ayaa ku biirtay dalalka kale ee caalamka ee xusaya maalinta caalamiga ah ee isgaarsiinta oo sanad… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close