Madaxda Puntland oo salaadii ciida la tukaday shacabka Garowe
Madaxda ugu sareysa Puntland ayaa maanta qobolaal shacabka magaalada Garowe ah kala qeyb galay tukashada salaadii ciidul fidriga. Salaada Ciida oo lagu…
Open this website in Safari first.
Madaxda ugu sareysa Puntland ayaa maanta qobolaal shacabka magaalada Garowe ah kala qeyb galay tukashada salaadii ciidul fidriga. Salaada Ciida oo lagu…
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa shaaciyey in maalinimada berrito ay tahay ciid, hambalyona u diray ummada Muslim ka ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Bilashada Ciida oo Bari ku beegan. Madaxweyne…
Maamulka Gal-Mudug ayaa ku dhawaaqday in bari ay tahay maalinta 1-aad ee ciidul Fidriga. Madaxa Xukuumada Gal-Mudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Munaasabadda Ciidul-Firdiga ugu Hambalyeeyay dhammaan Muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ee soo…
Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta Dowlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay bari tahay maalinta ciida. Sheekh Kheyroow Aadan oo ah Xoghayaha…
Wadamada Saudi Arabia, Algeria, Libya, Egypt, Kuwait, Qatar iyo Indonesia ayaa ku dhawaaqay in ay bari tahay maalinta ciidul Fidriga Sidaasi waxaa goordhow baahiyay…
Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka dhacay rabshado sababay in dad shacab ah ku dhaawacmaan. Inta la qiijiyaya labo…
Shirkii golaha wasiirada Puntland ee Khamiista oo uuu shir guddooominayay Madaxweyne Gaas ayaa looga hadlay arimaha amniga, dhibaatada tahriibka iyo xeerka biyaha.…
Siyaasi Xassan Geerash oo kamida Siyaasiyiinta kasoo jeeda gobalka Sool oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalkaas ayaa sheegay in magaalada…