Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo amaro kasoo saartey isu socodka Laascaano iyo Garowe.

Qoraal kasoo baxay guddiga difaaca Puntland ayaa lagu amrey laamaha kala duwan ee booliska inay fuliyaan amaro ku saabsan isu… Sii akhri

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by Dhiirane

Gudoomiyaha TPEC Puntland oo kulan la qaatay Duqa magaalada Minneapolis.

Posted on May 21, 2018 by Dhiirane

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Kumeelgaarka ee Puntland Cabdiraxmaan Diiriye Samatar (Shuuqe) oo indhawaale socdaal ku marayay cariga dalka Mareykanka ayaa maanta… Sii akhri

Maamulka Muqdisho oo shaaciyay Qasaarihii ka dhashay Roobabkii ka da’ay Muqdisho

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in roobabkii mahiigaanka… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo loogu baaqay in ay joojiyaan Colaada u dhexeysa

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ugu baaqay Somaliland iyo… Sii akhri

Garab kamid ah Khaatumo oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by News Office

Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) haatanna sheegtay in uu yahay madaxweynaha Khaatumo oo  shir jaraa’id ku qabtay… Sii akhri

R/W Khayre oo booqday dadkii ka badbaaday roobabkii iyo daadadkii ku dhuftay Muqdisho

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kormeer ku tegay degmooyinka Xamarweyne, Boondheere, Warta-nabadda, Hodon iyo… Sii akhri

Buundadii Buulo Barde oo fahaatada biyo ay Xireen

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by Cowke

Biyaha fataahada Gobolka Hiiraan ayaa xiray Buundada isaga kala gooshta magaalada Buulo Barde ee xarunta labaad ee Gobolka Hiiraan. Biyaha… Sii akhri

Keenyaanka Qurbo-joogta ku ah Afrika oo la sheegay in intooda badan joogaan Soomaaliya

Posted on May 21, 2018May 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Lucas Tumbo ayaa sheegay in Qurbo-joogta ugu badan ee Kenyaanka ah ee… Sii akhri

Tukaraq: Puntland oo qabatay gaari iyo askar ka tirsan Somaliland

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by Liban Yusuf

Wararka laga helayo Aaga Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Somaliland iyo Puntland oo maalmo ka hor halkaas dagaal culus… Sii akhri

Lix qof oo ku geeriyooday roobab mahiigaan ah oo ka da’ay Muqdisho

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by Liban Yusuf

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiey xaaladda saameynta roobabkii xalay ilaa iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close