Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muuse Biixi “Weerar ayaa dhinac walba nooga socdo”

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dagaal saakay Somaliland iyo Puntland ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.… Sii akhri

Posted on May 24, 2018May 24, 2018 by Cowke

Qaybo kamid ah hay’adaha dawladda Puntland oo dib u casriyayn lagu samaynayo

Posted on May 24, 2018May 24, 2018 by Jama Farah

Kulankaan oo saaka ka furmay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa waxaa looga hadlayey furitaanka wejiga saddexaad ee dib… Sii akhri

Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay dagaalka Tukaraq .

Posted on May 24, 2018 by News Office

War-murtiyeed ka soo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Farmaajo weerar ku soo qaaday ciidamada Somaliland ee ku sugan… Sii akhri

Puntland oo Somaliland ku eedaysay dagaalka dib uga qarxay Tukaraq.

Posted on May 24, 2018May 24, 2018 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay soo weerartay ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan… Sii akhri

Dagaalka Tukaraq oo xoogaystay

Posted on May 24, 2018May 24, 2018 by News Office

Dagaal saaka hiraabtii hore ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa haatan… Sii akhri

Ra’isilwasaare Kheyre oo Magacaabay Wasiiro

Posted on May 24, 2018 by Cowke

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dhameeytiray Xubno Wasiiro ahaa oo ka dhimanaa Xukuumadiisa. Xilalka Wasiirada 1-… Sii akhri

Dagaal ayaa dib uga bilowday degaanka Tukaraq

Posted on May 24, 2018 by Desk

Wararka soo gaaraya Puntland Post ayaa sheegaya in degaanka Tukaraq uu saaka ka bilowday dagaal laysku adeegsaday madaafiic. Ciidamo ka… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on May 23, 2018May 23, 2018 by Liban Yusuf

Xildhibaan Cabdixakiim Daahir Macalin oo kamid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka Puntland ayaa caawa kooxo hubeysan ku dileen magaalada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Somaliland oo amarro adag ku soo rogtay shacabka gobolka Sool

Posted on May 23, 2018 by News Office

Somaliland ayaa amarro adag ku soo rogay shacabka gobolka Sool, gaar ahaanna magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaaasi. Wareegto ka soo… Sii akhri

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay inaysan waxba iska beddelin dacwadii Badda

Posted on May 23, 2018May 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir oo ku sugan Mareykanka ayaa sheegay in dacwadda badda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close