Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muuse Biixi oo sheegay in madaxweyne Gaas kala hadlay xiisadda Tukaraq

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta mar kale ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka jirta degaanka Tukaraq ee gobolka… Sii akhri

Posted on May 26, 2018May 26, 2018 by News Office

Warbixin: Tartan kooxeedka ugu weyn caalamka oo caawa soo xirmaya

Posted on May 26, 2018May 26, 2018 by Liban Yusuf

Indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta Dunida ayaa caawa ku sii jeeda magaalada Kiev ee xarunta Ukraine, halkaas oo lagu soo xirayo… Sii akhri

Wasiirada cusub ee Xukuumada Soomaaliya oo la dhaariyay

Posted on May 26, 2018May 26, 2018 by Cowke

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa ka qeyb galay munaasabad… Sii akhri

Shirar looga hadlayey qorshe hawleedka afarta sano ee Wasaaradaha oo Garoowe kusoo xirmay

Posted on May 26, 2018May 26, 2018 by Jama Farah

Shirar kala duwan oo muddo hal toddobaad ah u soconayey Wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Addis Ababa

Posted on May 26, 2018 by Cowke

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa gaaray magaalada Addiss Ababa ee… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka Tuka-raq

Posted on May 25, 2018May 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo loogu baaqa inay joojiyaan dagaalka u dhexeeya

Posted on May 25, 2018May 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Beesha Caalamka ayaa walaacsan xooggan ka muujiyay isku-dhacyada hubaysan ee u dambeeyay ee ka socda agagaarka deegaanka… Sii akhri

Wasaarada Amniga oo Qoraal kasoo saartay Xildhibaan lagu Rasaaseeyay Muqdisho

Posted on May 25, 2018May 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Amniga Qaranka Somalia, ayaa war kasoo saartay dhacdadii maalin ka hor ka dhacday Koontaroolka ciidanka NISA… Sii akhri

Faahfaahin dagaalkii Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland

Posted on May 24, 2018May 25, 2018 by Liban Yusuf

Dagaal la isku agdhacay sidii la isu dilayay muddo ka badan 5 saacadood oo xiriir ah ayaa maanta ku dhexmarey… Sii akhri

Maxkamad soo Gunaanaday dhageysiga Dacwadda Rag Weerar ka Geystay Muqdisho

Posted on May 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa soo gabagabeysay dacwad loo haysto raggii ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close