Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo kulmay

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaninayo ku-xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya… Sii akhri

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by Liban Yusuf

Laascaanood way hadashay oo qabsatay baraha bulshada

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by Farah

Marka laga yimaado kacdoonka xoogan iyo mudaharaadyada ka soconaaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool lagagana soo horjeedo kusii sugnaashaha… Sii akhri

Madaxda Maamul-goboleedyada oo looga Digay inay Fara-geliyaan Xiisadda Galmudug

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by PP-Muqdisho

Cadaado (PP) ─ Maamulka Galmudug ayaa weli waxaa ka dhex-taagan muran ku aaddan dhanka awoodda, kaasoo soo if-baxay maalmihii lasoo… Sii akhri

Somaliland oo ciidamo militari ah duldhigtay shacabka Laascaanood

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by News Office

Maamulka Somaliland ayaa xalay ciidamo militari ah dhoobay inta badan xaafadaha magaalada Laascaanood oo shalay uu ka dhacay muddaharaad looga… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo aroornimadii saaka dilal qorsheysan ka geystay Magaalada Muqdisho

Posted on May 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxo aan haybtooda la garanayn ayaa laba ruux saakay aroortii hore ku toogtay degmada Wadajir, gaar ahaan… Sii akhri

Somaliland oo sheegatay inay Laascaanood ku xirtay ku dhawaad 60-qof

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by Farah

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay xakameeyeen kacdoon dadweyne oo maalmihii u danbeeyey ka jiray magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool,… Sii akhri

Duqa Magaalada Muqdisho oo ka Warbixiyey Qorshaha Xasillinta Ammaanka Caasimadda

Posted on May 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj.Yarisow) oo ka hadlayay shir lagu falan-qeynayay amniga… Sii akhri

Khasnajigii Baarlamaanka oo la dilay iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka hadlay

Posted on May 28, 2018May 28, 2018 by Cowke

Dabley hubeysan ayaa caawa Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir waxay ku dileen khasnajigii guud ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kooxdan ayaa dishay… Sii akhri

Mudaharaad xoogan oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Posted on May 28, 2018May 28, 2018 by Farah

Mudaharaad xoogan ayaa ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, kaas oo lagaga hor jeedo wax ay dadweynaha mudaharaadaya… Sii akhri

Somaliland oo xabsiga dhigtay tiro dada oo ku sugan magaalada Laascaanood

Posted on May 28, 2018May 28, 2018 by Farah

Ciidamada Somaliland ayaa xasbiga u taxaabay haween, dhalinyaro iyo saxafiyiin ku sugan xarunta gobalka Sool ee Laascaanood kadib markii ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close