Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Nairobi

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Nairobi ee… Sii akhri

Posted on May 30, 2018May 30, 2018 by Cowke

Tartan Kubada cagta ah oo u socday Ciidamada Badda Puntland oo la soo gabagabeeyey

Posted on May 30, 2018May 30, 2018 by Cabdiqani Boos

Bosaso [Puntland Post] Tartankan kubada cagta ee bisha Ramadaan ayaa loo qabtay toban kooxood oo ka kala tirsan qeybaha kala… Sii akhri

Maxkmada Ciidamada oo xukuntay Eedeysanayaal loo heysto qarixii Naasa Hablood 2

Posted on May 30, 2018May 30, 2018 by Cowke

Maxkmada Darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeysay xukun ciqaabeedkii loo heeystay Dhalinyaro la… Sii akhri

in kabadan 150 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa Liibiya oo Muqdisho lagu soo ciliyay

Posted on May 30, 2018May 30, 2018 by Cowke

Dowlada Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay maanta dalka dib ugu soo ciliso 151 muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo dhowrsano ahaa… Sii akhri

8 qof uu mid kamid ah yahay masuul oo ku dhintay qarax ka dhacay Wanla-Weyn

Posted on May 30, 2018May 30, 2018 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in halkaasi saaka uu ka dhacay qarax miino oo… Sii akhri

Nabadoon Wax ka soo Dhisay Baarlamaanka oo Lagu Dilay Garbahaareey

Posted on May 30, 2018 by Cowke

Wararka Naga soo gaaraya Degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay mid kamid ah… Sii akhri

Buuhoodle:-Issimada SSC oo ka hadlay xiisada ka jidha Gobolka Sool.

Posted on May 29, 2018 by Dhiirane

Magaalada Buuhoodle waxaa lagu qabtey kulan ay isugu yimaadeen ku dhawaad 10 Issim oo kasoo jeeda Gobolladda Sool,Sanaag iyo Cayn,… Sii akhri

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee Dalka oo loo dhaariyay

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia,  Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qaybg-alay xaflad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo… Sii akhri

Garsoorayaal soo dhaweeyay go’aankii xilka looga qaaday Guddoomiyihii Maxkamada sare

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Garsoorayaal ka tirsan maxkamadda Sare ee dalka ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aankii Madaxweynaha Somalia uu… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo kulmay

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaninayo ku-xigeenka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close