Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la Kulmay Madaxweynaha Jabuuti

Gudomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaliyeed Mohamed Mursal Sheikh oo booqasho Ku Jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha… Sii akhri

Posted on June 27, 2018 by Cowke

Wafdi ka Socda Dowladda Eritrea oo gaaray Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Itoobiya

Posted on June 27, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xukuumadda Itoobiya ayaa soo dhaweysay wafdi ka socda dalka ay dariska yihiin ee Eritrea, kuwaasoo jawaab… Sii akhri

Farmaajo “Waxaa waajib naga saaran yahay in aan jiilka naga dambeeya uga tagno taariikh ay tixraacaan”

Posted on June 26, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ubax dhigay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxa uuna halkaasi… Sii akhri

Muuse Biixi oo eedeeyay Dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada

Posted on June 26, 2018June 26, 2018 by PP-Muqdisho

Haregysa (PP) ─ Madaxweynaha Somaliland Muuxe Biixi Cabi oo xalay ka hadlayay munaasabad lagu weynaynayay maalinta xorriyadda gobollada waqooyi ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay qiimaha ay ku fadhido xorriyadda Soomaaliya

Posted on June 26, 2018June 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo la kulmay Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame

Posted on June 26, 2018June 26, 2018 by PP-Muqdisho

Kigali (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay… Sii akhri

Puntland oo ciidamo kayd ah ku daabulaysa Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool

Posted on June 25, 2018June 25, 2018 by Dhiirane

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaa maanta gaarey ciidamo hor leh oo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Puntland ay sheegeen inay… Sii akhri

Maxaa ka jira in Baarlamanka Puntland uu mudda-kordhin samaynayo?

Posted on June 25, 2018June 25, 2018 by News Office

Xubnaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland ayaa isniinta maanta ah meel-mariyay ajandaha kal-fadhigooda 41 aad oo maalin ka hor furmay. Dhammaan… Sii akhri

Guusha Erdogan maxay uga dhigan tahay Soomaaliya?

Posted on June 25, 2018June 25, 2018 by Liban Yusuf

Recep Tayyip Erdogan ayaa markii labaad ku guuleystay madaxweynaha dalka Turkiga doorashadii ka dhacday Axadii dalkaas, kadib markii uu helay… Sii akhri

Mid kamid ah saraakiisha sare ee IGAD oo lagu sameeyay shaqo ka fariisin rasmi ah

Posted on June 25, 2018June 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Urur-goboleedka IGAD ayaa shaqo-joojin  ku sameeyay Col. Gebregziabher Alemseged oo loo yaqaanno [Jen. Gabre], kana mid ahaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close