Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax lagu dilay Askar ka tisran ciidamada DF oo ka dhacay Gobolka Shabeellada Dhexe

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada DF ayaa dhintay, saddex kalena way dhaawacmeen, kaddib markii… Sii akhri

Posted on June 25, 2018June 25, 2018 by PP-Muqdisho

Recep dayyip Erdogan oo Markale ku Guuleeystay Doorashada Turkey

Posted on June 24, 2018June 24, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Dalka Turkiga Mr Recep dayyip Erdogan ayaa markale ku guuleeystay Doorashada Madaxweynenimo ee dalka Turkiga. Madaxweyne Erdogan ayaa helay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare kheyre oo gaaray magaalada Kigali ee Dalka Rwanda

Posted on June 24, 2018June 24, 2018 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo Muqdisho ka duulay ayaa galabta gaaray… Sii akhri

Millateriga DF oo looga digay Isticmaalka Maandooriyeyaasha uu ka mid yahay Qaadka

Posted on June 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyaha Ciidamada Xoogga Somalia, Jen. C/weli Jaamac Gorod ayaa uga digay ciidamada Dwladda inaysan isticmaalin waxyaabaha maanka… Sii akhri

Wasaradaha Dastuurka heer Federaal iyo Puntland oo Garoowe tababar ku qabtay

Posted on June 24, 2018 by News Office

Tababar  si wadajir ah u wadaqabanayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee DFS iyo Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Puntland ayaa maanta lagu… Sii akhri

Kheyre oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhameystirayay soo wareejinta maamulka hawada

Posted on June 24, 2018June 24, 2018 by Liban Yusuf

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhameystirayay soo wareejinta maamulka hawada Soomaaliya. Munaasabadda oo… Sii akhri

Tababar looga hadlayo hannaanka kaydinta Arkiidiyada dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on June 24, 2018 by Jama Farah

Wasaaradda shaqada shaqalaha dhallinyarada iyo ciyaaraha dawladda Puntland oo kaa shanaysa mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ayaa maanta Garoowe ku qabatay… Sii akhri

Weerar lagu qaaday ciidamda Somaliland ee ku sugan Laascaanood

Posted on June 24, 2018June 24, 2018 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in xalay dableey hubaysan ay weerar ku qaadeen ciidamada Somaliland ee ku sugan… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Addis Ababa

Posted on June 24, 2018June 24, 2018 by Cabdiqani Boos

Kismaayo-[Puntland Post]-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Qaraxii lala eegtay dad dibadbax ka dhigayay Magaalada Addis Ababa… Sii akhri

Isimada Puntland oo aan ka qeyb galin furitaankii baarlamaanka

Posted on June 23, 2018June 24, 2018 by Liban Yusuf

Furitaankii kalfadhigii 41-aad ee baarlamaanka Puntland ee maanta ayaa ka duwanaa kuwii hore marka la eego ka soo qeyb galayaasha.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close