Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa diiday in xukuumadda Soomaaliya ay sharaxaad ka bixiyo wasiirada ay xilalka ka qaado?

Wasiirkii waxbarashada C/raxmaan Daahir Cismaan wuxuu u dambeeyey tiro wasiirro ah oo soo maray xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre,… Sii akhri

Posted on July 27, 2018 by Cowke

Murankii Xajka oo xal laga gaaray iyo Xujeeyda Soomaalida oo Baxaya

Posted on July 27, 2018 by Cowke

Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la soo afjaray murankii dhanka xajka ahaa ee u dhaxeeyay Ganacsatada iyo Xukuumada.… Sii akhri

Sarkaal katirsan Al-Shabaab iyo 6-ilaaladiisa ah oo la dilay

Posted on July 27, 2018 by Cowke

Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen sarkala katirsan Al-Shabaab iyo 6 kamid ilaalo isaga la socotay.… Sii akhri

Somaliland oo xaqiijisay wareysigii maxaabiista Puntland ee ku xiran Hargeysa

Posted on July 26, 2018July 26, 2018 by Dhiirane

Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye guuto Cali Xasan Cawil oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa xaqiijiyay in… Sii akhri

Faysal Cali Waraabe oo Roog cas loo goglay Hargeysa

Posted on July 26, 2018July 27, 2018 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo laga baqayay in xabsi loo taxaabo ayaa maanta bedelkeedii si… Sii akhri

Wariye u shaqeynayay Telefishin oo Maanta lagu Toogtay Magaalada Muqdisho

Posted on July 26, 2018July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Allaha u naxariistee waxaa galabta lagu dilay Muqdisho Wariye  C/risaaq Qaasim Iimaan oo ahaa filim-qaade u shaqeynayay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in laga Qayb-qaato qorshaha Horumarita Waddanka

Posted on July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah xoogagga… Sii akhri

Golaha xukuumadda Puntland oo ansixiyay xeerka cilmiga denbiyada

Posted on July 26, 2018 by News Office

Golaha xukuumadda Puntland ayaa maanta si buuxda u ansixiyay xeerka cilmiga denbiyada oo qeexaya habka caddaynta xogta denbiilaha qarsoon,shayga loo… Sii akhri

RW Khayre oo Qaabilay Wafdi ka Qayb-galaya Shirka Horumarinta Waxbarashada Sare

Posted on July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa xalay xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socoda waddamada Thailand, koonfur… Sii akhri

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo Xukun ku riday eedeysane ka tirsan Ururka Daacish

Posted on July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Jaamac… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close