Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxkamada Ciidanka Qalabka sida oo Xukun ku riday eedeysane ka tirsan Ururka Daacish

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Federaalka Somalia ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Jaamac… Sii akhri

Posted on July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo xilkii ka qaaday Wasiirka Waxbarashada Xukuumada Somalia

Posted on July 26, 2018July 26, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa xilkii ka qaaday maanta wasiirka waxbarashada xukuumadda Somalia, C/raxmaan Daahir… Sii akhri

Xukuumada Somalia oo sheegtay inay ka-hor-tagayso Tacddiyada lagula kaco Haweenka

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo hadal kooban ka jeediyay gebagebadii aqoon iswaydaarsi… Sii akhri

Wasiir ku xigeen hore oo sheegay in ay jiraan shaqsiyaad Xogta DF siiya Kooxda Al-shabaab

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia, Salaad Cali Jeelle oo hadda ah siyaasi ku xiran… Sii akhri

Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan Aqoonsanayn Jaamacadaha ku yaalla Dalka

Posted on July 25, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, C/faxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in wasaaradda wwaxbarashada aysan aqoonsanayn Jaamacadaha ku yaalla dalka… Sii akhri

Garowe:- Gaas iyo Keating oo kawada hadlay xaalada Tukaraq

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan ariimaha Soomaaliya Michael Keating oo maanta soo gaaray magaalada caasimada ah ee Gaorwe ayaa kulan… Sii akhri

Taariikhdooda baro inta aadan la midoobin, taxanaha Itoobiya seddex kun oo sano – Qaybtii 2aad

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

ROGAAL CELINTII MUSLIMIINTA IYO AASAASKII DAWLADDII ADAL. Kolkii laga guulaystay muslimiintii reer Zaylac dawladdoodiina la riday, suldaankoodiina la dilay, dadkii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Cowke

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilkii ka qaaday Taliyihii… Sii akhri

Wareysi:-Somaliland oo lagu ciqaabo maxaabiis u dhashay Puntland

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Dhiirane

Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa soo gudbinaysa wareysi ay la yeelatey askari ka tirsan 14 maxaabiis ah oo ay Somaliland uga… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga Muqdisho iyo Cafis uu horay…

Posted on July 24, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho aya isagoo ku sugan Magalada London ee xarunta Britain wuxuu ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close