Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaad kala socotaa wadanka Safiirka loogu magacaabay Tarsan?

Shirkii khamiislaha 26 July yeesheen golaha wasiirada dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa waxaa Maxamed Axmed Nuur Tarsan loogu magacaabay Safiir cusub, kaas… Sii akhri

Posted on July 28, 2018July 28, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Wefdi ka socda IGAD iyo UNSOM

Posted on July 28, 2018July 28, 2018 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Mxamed Cali (Gaas) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wedti uu hogaaminayey wakiilka gaarka ah ee… Sii akhri

Maamulka Banaadir oo sheegay inay xoogga saarayaan Waxbarashada Muqdisho

Posted on July 28, 2018July 28, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa daah-furay barnaamijka bandhigga Jaamacadaha… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay Eriteriya

Posted on July 28, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya, halkaas oo ay uga… Sii akhri

SHIRKII UGU HORREEYEY EE KORMEERKA IYO QIIMAYNTA AFRICA OO NAIROBI KU SOO XIRMAY.

Posted on July 27, 2018 by Jama Farah

Magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa waxaa kusoo gebogeboobey shirweyne caalami ah oo ku saabsanaa kormeerka iyo qiimaynta Afrika… Sii akhri

Korneyl Gabi-gabi oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on July 27, 2018July 27, 2018 by Liban Yusuf

Korneyl Cabdirashiid Xasan Xaashi Gabi-gabi oo soo noqday taliyihii ciidamada Birmadka gobolka Mudug ayaa caawa lagu dilay magaada Gaalkacyo. Kooxo… Sii akhri

Dayax Madoobaad laga Arkay Caawa inta badan Wadamada Caalamka

Posted on July 27, 2018 by Cowke

Caawa ayaa waxaa madoobaaday Dayaxa inta badan Wadamada Caalamka gaar ahaan wadamada dhaca Geeska Afrika. Dayaxa ayaa markii hore qeyb… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Booqashadii ugu horeeysay Ku Tagaya Asmara

Posted on July 27, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqashadii ugu horeeysay bari ku tagay Magaalada Asmara ee caasimada dalka Erateria.… Sii akhri

Maxaa diiday in xukuumadda Soomaaliya ay sharaxaad ka bixiyo wasiirada ay xilalka ka qaado?

Posted on July 27, 2018 by Cowke

Wasiirkii waxbarashada C/raxmaan Daahir Cismaan wuxuu u dambeeyey tiro wasiirro ah oo soo maray xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre,… Sii akhri

Murankii Xajka oo xal laga gaaray iyo Xujeeyda Soomaalida oo Baxaya

Posted on July 27, 2018 by Cowke

Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la soo afjaray murankii dhanka xajka ahaa ee u dhaxeeyay Ganacsatada iyo Xukuumada.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close