Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta Maxkamad la soo taagay
Maxkamadda Sare ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la horkeenay Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo afar mas’uul kale…
Open this website in Safari first.
Maxkamadda Sare ee dalka Itoobiya ayaa waxaa la horkeenay Cabdi Maxamuud Cumar, madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida iyo afar mas’uul kale…
Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre) ayaa ku guuleystay doorashadii duqa caasimada Garowe. Axmed Barre ayaa helay 18 cod, waxaana la tartamayay musharax…
Maanta oo Arbaco ah waxaa xarunta PDRC ee Garowe ka dhaceysa doorashada duqa caasimadda Garowe iyo ku xigeenkiisa, sida la shaaciyay shalay…
Shaqaalaha waaxda kormeerka iyo qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland oo safar shaqo oo aqoon kororsi ah u…
Muqdisho (PP) ─ Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta isaga guuray garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho oo muddo toddoba sano…
Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-guddomiyay kulan Muqdisho lagu qabtay oo looga hadlay dhaqaalaha dalka kaas…
Cadaado (PP) ─ Tababarkan oo socday muddo afar maalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka XFS iyo wasaaradda dastuurka iyo Dib-u-Heshiisiinta…
Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Garowe ayaa maanta oo Tallaado ah lagu dhaariyay xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha ee Puntland. 26 Xildhibaan…
Bosaso-[Puntland Post] Taliyaha qeybta Booliska gobalka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen ayaa dhaliil u jeediyay maxkamadaha ku yaala magaalada Boosaaso. Cabdixakiin Yuusuf Xuseen…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda dhexe ee Soomaaliya. Xaaf oo shalay ku laabtay Magaaladda…