Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo ku Wajahan Djabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ku wajahan Dalka Jabuuti. Qaban qaabo balaaran… Sii akhri

Posted on August 16, 2018 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabis iyo xil ka qaadis sameeyay

Posted on August 16, 2018August 16, 2018 by Desk

Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay… Sii akhri

Madaxweynaha Dowlada Somalia oo Maanta la Kulmay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaale-yahanada Soomaaliyeed ee xubnaha ka ah… Sii akhri

Akhriso: Baarlamaanka Puntland oo soo saaray Lifaaqa 4-aad ee dastuurka

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by Liban Yusuf

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta soo saaray Lifaaqa 4-aad ee dastuurka Puntland, kadib markii shalay ay caddeeyeen in aysan xilligaan Puntland… Sii akhri

Axmed Madoobe oo ka hadlay Taliyeyaal Federaalka ah oo lagu xiray Kismaayo

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by Liban Yusuf

Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar uu ugu maqnaa dalka… Sii akhri

RW Khayre oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka Qaramada Midoobay u qaabishan Soomaaliya,… Sii akhri

Maamulka Banaadir oo shaqadii ka joojiiyay Saraakiil lagu eedeeyey Musuq-maasuq

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu shaqada… Sii akhri

Jubbaland oo soo Musaafurineyso Saraakiil ciidan

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by Cowke

Shalay galinkii dambe waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo lagu xiray Taliyaal Dowlada Soomaaliya ay ku soo magacowday deegaanada Jubbaland.… Sii akhri

Ilhaan Cumar, Hodan Maxamed iyo Maxamuud Nuur oo ku guuleeystay Doorasho ka dhacday Mareykanka

Posted on August 15, 2018August 15, 2018 by Cowke

Doorasho ka dhacday xalay Dalka Mareykanka ayaa waxaa ku guuleeystay muwaadiniin Soomaaliyeed. Ilhaan Cumar ayaa ku soo baxday is reeb… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo Casho sharaf u sameeyay Wafdigii Eritrea

Posted on August 15, 2018 by Cowke

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho ayaa xalay Muqdisho Casharaf ugu sameeyay Wafdigii Dowlada Eritrea. Casho sharaftaan ayaa waxa ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close