Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo xiray carwada bandhigga buugaagta Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray carwada bandhigga buugaagta Muqdisho oo… Sii akhri

Posted on August 18, 2018August 18, 2018 by PP-Muqdisho

Xiisad ka taagan miyiga Nugaal

Posted on August 17, 2018August 17, 2018 by Liban Yusuf

Xiisad sababtay gacan ka hadal ayaa ka taagan miyiga gobolka Nugaal, taas oo u dhexaysa ganacsato iyo dadka miyiga. Xiisadan… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u duulay Dalka Turkiga

Posted on August 17, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku suganaa Magaalada Jabuuti ayaa Goordhow u duulay Dalka Turkiga. Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Hay’adaha Dawlada Somalia oo lagu amray in ay dhaqan-geliyaan sharciga iibka Qaranka

Posted on August 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuummadda Somalia, ayaa soo saartay amar faraya dhammaan wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dawladeed in ay ixtiraamaan,… Sii akhri

Injineer Yarisow oo Xarunta Dowladda Hoose kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka PL

Posted on August 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa Xarunta Dawladda Hoose ee Xamar… Sii akhri

Ciidanka PSF Puntland oo deeq waxbarasho gaarsiiyay bulshada deegaanka Ceelaayo

Posted on August 17, 2018August 17, 2018 by Dhiirane

Ciidanka difaaca Puntland ee PSF oo mudooyinkii dambe socdaalo howlgalo ka sameynayay deegaano kamid ah Puntland gaar ahaan gobolka Bari… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha wasiirada Puntland?

Posted on August 16, 2018August 16, 2018 by Liban Yusuf

Shirkii khamiislaha ee Golaha wasiirada Puntland oo uu shir guddoominyay Madaxweyne Gaas ayaa maanta looga hadlay arrimo ay kamid ahaayeen… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Jabuuti lana Kulmay Madaxweyne Gelle

Posted on August 16, 2018 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa… Sii akhri

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka

Posted on August 16, 2018 by Cowke

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka… Sii akhri

Fahad Yaasiin oo gacanta loo galiyay NISA iyo Gorod oo xilkii waayay

Posted on August 16, 2018August 16, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa  saaka xilkii  ka qaaday masuuliyiin ay kamid yihiin Taliyihii ciidanka Milateriga Soomaaliya iyo Agaasimihii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close