Guddiga cusub ee Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya oo doortay Guddoon cusub
Muqdisho (PP) ─ Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada guddoonka guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka…
Open this website in Safari first.
Muqdisho (PP) ─ Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada guddoonka guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka…
In kabadan Soddon musharax ayaa u baratamaya doorashada Puntland ee la qorsheeyay 8-da Janaayo 2019, ma ahan xaalad ugub ah in musharixiin…
Cabdiraxmaan Sheekh Maxammed Maxamuud (Faroole) madaxweynihii hore ee Puntland, hadana ah Senator ka tirsan aqal sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo…
Madaxweynaha dowladda Dr Cabdiweli Cabdiweli Maxamed(Gaas) ayaa maalinta berri ah ku soo wajahan magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland,sida ay xaqiijiyeen ilo’wareedyo ku…
Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya,Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan ayaa dib u-habayn ku dameeyay Guddiga Miisaaniyadda,Maaliyaddda,Qorshaynta iyo La-xisaabtanka hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka.…
Muqdisho (PP) ─ Shirka toddobaalaha ah ee tubta Arrimaha Bulshada oo maanta uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu go’aamiyay…
Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayey, murashaxnimada madaxweynaha dowladda Puntland,Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas), oo mar kale u tartamaya doorashada madaxtinimada sannadka 2019, ayaa…
Muqdisho (PP) ─ Warbixin dheer oo ay soo saareen Gudiiga Caalamiga ah ee badbaadada ee magacooda loosoo gaabiyo IRC ayaa lagu sheegay…
Muqdisho (PP) ─ Hay’adda ka-hortagga Xasaradaha Caalamiga ee ICG, ayaa waxay warbixin ka qortay mansabkiisii Al-shabaab ee Mukhtaar Roobow, isku-soo-dhiibistiisii Dowladda Federaalka…
Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaqadii ka joojiyay gudoomiyaha degmada Yaaqshid Axmed Xasan Geedoow. Warqad ka soo baxday Guddoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir…