Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed oo Magacaabay Guddi Baaritaan Sameynaya

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha cusub ee Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya C/icasiis Lafta-gareen ayaa magacaabay guddi xaqiiqa raadin ah oo baaritaan ku… Sii akhri

Posted on January 5, 2019 by PP-Muqdisho

Puntland: Murashax saaka tanaasulay oo mar kale ka qeyb-galaya doorashada

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by News Office

Siyaasi Saadiq Eenow oo saaka sheegay in uu ka tanaasulay tartaranka xilka madaxweynaha Puntland, ayaa Galabta ku dhawaaqay, in uu… Sii akhri

Murashax kale oo ka tanaasulay doorashada Puntland

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by News Office

Murashax Siciid Cali Axmed (Qurbaawi) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay, in uu ka tanaasulay tartanka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Guddoonka cusub ee Baarlamanka

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa Sabtida maanta ah kulan la qaatay,Guddoonka cusub ee Golaha wakiilada oo shalay… Sii akhri

Shuruudaha iyo hab-raaca doorashada madaxtinimada Puntland oo la shaaciyay

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by News Office

Guddiga doorashada madaxtinimada Puntland ee maanta la magacaabay ayaa soo saaray hab-raaca iyo shuruudaha doorashada madaxweynahaa iyo madaxweyne ku xigeenka.… Sii akhri

Puntland: Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka oo la magacaabay

Posted on January 5, 2019 by Liban Yusuf

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa maanta magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka. Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo… Sii akhri

Puntland: Murashax sheegay in uu u tanaasulay Dr Cali Ciise Cabdi

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by News Office

Mushaxaha Saadiq Eenow ayaa maanta Garoowe kaga dhawaaqay in uu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Puntland. Murashaxa oo goor dhoweyd… Sii akhri

Abaaro laga baqdin qabo inay sanadkan ku dhuftaan Somalia iyo Qaylo-dhaan la diray

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Warabixian ay dhawaan soo saareyn koox u dooda xuquuqda aadanaha oo dalka Britain fadhigoodu yahay, ayaa lagu… Sii akhri

MAREYKANKA: Waxaan qorsheynaynaa inaan ciidamadeeda kala baxo gudaha Soomaaliya

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya in uu joojiyo dhaq-dhaqaaqyada ciidamada Mareykanka ay ka wadaan gudaha Somaila,… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo Shaaca ka Qaadday inay Beddelayso Wakiilkeedii Soomaaliya

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay oo sheegtay inay bedelayso ergaygii hore ee Soomaaliya, kaddib markii Dowladda Somalia ay cayrisay ergaygii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close