Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobay oo Shaaca ka Qaadday inay Beddelayso Wakiilkeedii Soomaaliya

Muqdisho (PP) ─ Qaramada Midoobay oo sheegtay inay bedelayso ergaygii hore ee Soomaaliya, kaddib markii Dowladda Somalia ay cayrisay ergaygii… Sii akhri

Posted on January 5, 2019January 5, 2019 by PP-Muqdisho

Wakiillada Dalalka IGAD ee Somalia oo Wasiir Cawad kala hadlay Eryiddii Danjirhii Haysom

Posted on January 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho danjirayaasha dalalka ku bahoobay urur-goboleedka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo u hambalyeeyay Guddoonka cusub ee Baarlamanka

Posted on January 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa hambalyeeyay guddoonka cusub ee maanta loo doortay Golaha wakiilada Puntland. Madaxweynaha ayaa… Sii akhri

Abukaate Ismaaciil oo loo doortay ku gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland

Posted on January 4, 2019 by News Office

Abuukaate Ismaciil maxamed Warsame  ayaa ku guulaystay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha wakiilada dowladda Puntland,isagoo wareegii labaad helay 45-cod.… Sii akhri

Cabdicasiis Cabdullaahi oo ku guulaystay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamanka Puntland

Posted on January 4, 2019January 4, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha wakiilada  Puntland ayaa loo doortay xildhibaan Cabdicasiis Cabdulaahi Cusmaan, kadib markii uu wareegii labaad helay… Sii akhri

Guddoonka labada Aqalka ee DFS oo hambalyo u diray guddoomiye Dhoobo

Posted on January 4, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee Golaha wakiilada Puntland,Cabdikariin Maxamed Axmed… Sii akhri

Wasiir Axmed Ciise Cawad oo qaabilay wefdi ka socda Finland

Posted on January 4, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha debadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, Dr Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  wefdi ka… Sii akhri

Waa kuma Cabdixakiin Dhoobo-dareed?

Posted on January 4, 2019January 4, 2019 by News Office

Cabdixakiin Maxamed Axmed oo lagu naanayso(Dhoobo-dareed) wuxuu sannadkii 1968-dii ku dhashay miyiga degmada xiingalool ee gobolka Sanaag,wuxuu dugsiga hoose,dhexe iyo… Sii akhri

Dhoobo-dareed oo ku guulaystay G. Golaha wakiilada Puntland

Posted on January 4, 2019 by News Office

Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed) ayaa ku guulaystay doorashada guddoomiyaha Golaha wakiilada dowladda Puntland,sida uu ku dhawaaqay GKMG ee Baarlamanka,Xuseen Yaasiin… Sii akhri

Cabdixakiin Dhoobo oo hoggaaminaya doorashada guddoomiyaha G. wakiilada Puntland

Posted on January 4, 2019January 4, 2019 by News Office

Doorashada guddoomiyaha Baarlamanka Puntland ee hadda ka socota xarunta Golaha wakiilada ee magaalada Garoowe ayaa loo gudbay wareegga labaad,kadib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close